A Ahmed 7 years ago Caddaalad baa dadka deeqda abwaanku caddal ha helo isga iyo intiii kle ee lamidka ahba
C Cabdikariim good 7 years ago Abwaanka iyo dhamaan wixii xaqdarro u xidhanba waan u saxeexay in lasii daayo
A Anonymous 7 years ago Waan ka soo horjeedaa xadhiga cadaalad darada ah ee muwaadinkaas lagula kacay
M Mohamed Abshir Hassan 7 years ago Waxaan xukumada Somaliland si sharaf iyo karaamo leh ugu codsanaya in muwaadinkaa (Abdirahman Abees) Xoriyadiisi dib loogu soo celiyo iyada oo la tix galinyo xuriyada hadalka iyo afkaarta.
Y Yusuf kayse Cabdilaahi 7 years ago Hala Sii Daayo Abwaanka iyo Dadka Kale Ee Xoriyatul Qawlka u Xidhan ama Fikirkooda u Xidhan
Let people express their perception
cadaalad baa ina deeqda
Release him soon,
Caddaalad baa dadka deeqda abwaanku caddal ha helo isga iyo intiii kle ee lamidka ahba
Free abwaan abees
Abwaanka iyo dhamaan wixii xaqdarro u xidhanba waan u saxeexay in lasii daayo
Fadlan xo riyadiisa haloo celiyo abwaanka
Ha la sii daayo abwaanka.
Saxeexa
Waan ka soo horjeedaa xadhiga cadaalad darada ah ee muwaadinkaas lagula kacay
Waxaan xukumada Somaliland si sharaf iyo karaamo leh ugu codsanaya in muwaadinkaa (Abdirahman Abees) Xoriyadiisi dib loogu soo celiyo iyada oo la tix galinyo xuriyada hadalka iyo afkaarta.
Plz free abwaan abees
Free c.raxmaan abees
Abees xurriyadiisa haloosoo celiyo
Free our hero Cabdiraxmaan abees
Hala Sii Daayo Abwaanka iyo Dadka Kale Ee Xoriyatul Qawlka u Xidhan ama Fikirkooda u Xidhan
free abdirahman
Free him please
Freee
Free abees