filimayo in intaa la isugu joojinayo ee alle xaqa hayna garan siiyo.
F
Fathi
7 years ago
Waxa ceeba in dawladu kumeeraysato abwaanada oo ay waxba ka qaban kari weydo dhilinyada budhcadee habeenkii waa xada ama boobta please abwaanka hala siii daaayo
F
fatuma mohamed Hassan
7 years ago
pleased free Abwaanka caburin wanaag ma keento
H
Hassan nuur Mohamed
7 years ago
Fadlan cadalaad ha hello abwan abees
M
Mona mohamed
7 years ago
Free abees
H
Hassan Bile Abdi
7 years ago
Waxaan codsanayaa in sida ugu dhaqsaha badan lagu sii daayo Abwaan Cabdirahman Abees iyadoo wax shuruud ah jirin..
Mahadsanidiin
A
Askar
7 years ago
I’m here signing petition to release this young poet.
Waligeedba maaandeeq ragbaa maala kaligeedi muraad koodu waxa uu fulaa dhaowr mataano mashaariicsa waxa loo xidhaa tuugo maal badanae danyarhu masruufkii ma helo maalin qudha wiige waar abwaan ka ha lasiidaaYoH
M
Mahamed abdi
7 years ago
I say free abees
K
Khalid
7 years ago
We need a justice
I
Ibrahim Hussein Hufane
7 years ago
Aragtidu dambi maaha
M
Mubaarik
7 years ago
Ha la sii daayo abees wali so bilaa shuruuda
H
Hamse daauud abshir
7 years ago
Abwaan Abees waxaan ka codsanyaa xukuummada sharafta leh, inay sii deyso ,
Waayo waxaan aaminsanay abwaanku waxa uj ka hadlay xalada dhabta ee ka jirta saldhigyada iyo xalada guud ee wadanka, wad mahdsantiin.
Human rights, iyo gulled dafac.
Jeel xaq uma laha ee dawgiisa ha la marsho.
filimayo in intaa la isugu joojinayo ee alle xaqa hayna garan siiyo.
Waxa ceeba in dawladu kumeeraysato abwaanada oo ay waxba ka qaban kari weydo dhilinyada budhcadee habeenkii waa xada ama boobta please abwaanka hala siii daaayo
pleased free Abwaanka caburin wanaag ma keento
Fadlan cadalaad ha hello abwan abees
Free abees
Waxaan codsanayaa in sida ugu dhaqsaha badan lagu sii daayo Abwaan Cabdirahman Abees iyadoo wax shuruud ah jirin.. Mahadsanidiin
I’m here signing petition to release this young poet.
Haa laa ilaaliyo xuquudada muwadiniinta iyo dadka coodka shacaabka ku hadla.abwaan abees arinkisu dhaliil mahee waa toosin
Please release
Free Abdirhmn abees
Free Abees
Fadlan xoriyadiisa ha la siiyo abwan Abees.
FREE POET ABDIRAHMAN ABEES
Waligeedba maaandeeq ragbaa maala kaligeedi muraad koodu waxa uu fulaa dhaowr mataano mashaariicsa waxa loo xidhaa tuugo maal badanae danyarhu masruufkii ma helo maalin qudha wiige waar abwaan ka ha lasiidaaYoH
I say free abees
We need a justice
Aragtidu dambi maaha
Ha la sii daayo abees wali so bilaa shuruuda
Abwaan Abees waxaan ka codsanyaa xukuummada sharafta leh, inay sii deyso , Waayo waxaan aaminsanay abwaanku waxa uj ka hadlay xalada dhabta ee ka jirta saldhigyada iyo xalada guud ee wadanka, wad mahdsantiin. Human rights, iyo gulled dafac.