Fadlan ha la sii daayo Abwaan Abdiraxman Abees wah Abwaan qaran Xaq darana lagu xidhye
M
Mohamed
7 years ago
Muuse xolo hal aburada haka nabad helane
A
Abdirizak Ali nour
7 years ago
Xoriyadiisa halo so celiyo hadi xaqdaro lagu haysto wa sidan anigu aminsanhaye hadi kala maxkamdda halo so taago halgu cadeeyo danbigu galay
A
Ahmed Zahir
7 years ago
Hala siidayo ayan leyahay Abwanka.
Hana la ilaliyo sharciga iyo dawladnimada wayo waa ta aynu ku seexano kuna sootosno,
Dhalinten waxbaratayna waa in ay lashaqeyan, waxbaraan booliskena aqondaradu hayso ee hadana duruuf ta adag ku shaqeeya
J
Jama Salad Mohamoud
7 years ago
Ha lasiidaayo abwaanka
A
Aamiin cabdi xirsi
7 years ago
fadlan Hala sii daayo AbwaaN abees
K
Khaalid Ismaaciil
7 years ago
Freedom of expression is not a guilt.
A
Abdirashid
7 years ago
Fadlan xoriyaddiisa ha loo soo celiyo.
S
Sharmake
7 years ago
Muwaadin Kasta oo Reer Somaliland ah Wuxuu Xaq U Lee yahay Xoriyada hadalka waxana u damaanad Qaaday Dastuurka Iyo Xuquuqaha Aas aasiga ah Ee bini Adamnimada.
S
Sulayma siman
7 years ago
Free abeess
A
abdifatah mo
7 years ago
Please
A
Anonymous
7 years ago
The British government is a good friend of the Republic of Somaliland, they should speak up and demand the release of Abdirahman Abees who is a British Somalilander Citizen and a good football friend of mine.
Z
Zakariye abdilahi
7 years ago
Fadlan si bilaa shuruuda haloo sii daayo abwaan abees
M
Muna
7 years ago
Free Abdirahman abees
N
Nadira osman
7 years ago
FreeAbdirahamanAbsees
A
Ali mahdi Ali gaas
7 years ago
Waxan codsanaya in la sii dayo abwaanka cabdiraxman abees
M
Mohamed Ali Salah
7 years ago
Waxaan ka xumahay xadhigga loo geystay abwaan Cabdiraxmaan Abees, waxaanna codsanayaa in si dhakhso ah xuriyadiisa loogu soo celiyo
A
Abdikadir Ibrahim
7 years ago
Let freedom of speech prevail in Somaliland and kindly free the poet
C
Cali Ileeye
7 years ago
Si kasta oo uu mugdiga habeenku u dheeraado, waxa dhalan doona waa'ga dharaarta.
Fadlan ha la sii daayo Abwaan Abdiraxman Abees wah Abwaan qaran Xaq darana lagu xidhye
Muuse xolo hal aburada haka nabad helane
Xoriyadiisa halo so celiyo hadi xaqdaro lagu haysto wa sidan anigu aminsanhaye hadi kala maxkamdda halo so taago halgu cadeeyo danbigu galay
Hala siidayo ayan leyahay Abwanka. Hana la ilaliyo sharciga iyo dawladnimada wayo waa ta aynu ku seexano kuna sootosno, Dhalinten waxbaratayna waa in ay lashaqeyan, waxbaraan booliskena aqondaradu hayso ee hadana duruuf ta adag ku shaqeeya
Ha lasiidaayo abwaanka
fadlan Hala sii daayo AbwaaN abees
Freedom of expression is not a guilt.
Fadlan xoriyaddiisa ha loo soo celiyo.
Muwaadin Kasta oo Reer Somaliland ah Wuxuu Xaq U Lee yahay Xoriyada hadalka waxana u damaanad Qaaday Dastuurka Iyo Xuquuqaha Aas aasiga ah Ee bini Adamnimada.
Free abeess
Please
The British government is a good friend of the Republic of Somaliland, they should speak up and demand the release of Abdirahman Abees who is a British Somalilander Citizen and a good football friend of mine.
Fadlan si bilaa shuruuda haloo sii daayo abwaan abees
Free Abdirahman abees
FreeAbdirahamanAbsees
Waxan codsanaya in la sii dayo abwaanka cabdiraxman abees
Waxaan ka xumahay xadhigga loo geystay abwaan Cabdiraxmaan Abees, waxaanna codsanayaa in si dhakhso ah xuriyadiisa loogu soo celiyo
Let freedom of speech prevail in Somaliland and kindly free the poet
Si kasta oo uu mugdiga habeenku u dheeraado, waxa dhalan doona waa'ga dharaarta.
Xaqa iyo xeerkaba hala dhawro