Skip to main content

Somaliland: Free Poet Abdirahman Abees

914 Comments

A
Abwaan caateeye
7 years ago

Fadlan ha dulmin,Dulmane u doodaha Ee ha la sii daayo

M
Mohamed
7 years ago

Fadlan sii daaya abwaanka

K
Khadro Mohamed
7 years ago

Abwaan Cabdirahman Abees waxa lagu xidhay sifo sharci darro ah taas oo ka hor imaanaysa qodob dastuuriya oo dhigaya in muwaadinku afkaartiisa xor u yahay inuu gudbisto, waxaan codsanaynaa in la sii daayo abwaanka si shuruud la,aan ah raali gelina laga bixiyo gefkaas abwaanka lagula kacay waxan rajaynaynaa in codsigan la aqbali doono

R
Rahma
7 years ago

Waxaan taageerayaa in la sii daayo Abwaan Cabdiraxmaan Abees.

C
Ciise ismacil
7 years ago

Dani waa seeto, marka wx farta lagu fiiqo uun baa jagajintedana loo kaca ban leyahay.

E
Eng Abdifatah jama
7 years ago

Fadlan xoriyadiisa siiya

A
Adam
7 years ago

We are demanding the freedom of Abees.

M
Mohamed Yuusuf
7 years ago

Waxaan si sharaf leh uga Codsanaynaa Dawlada Iyo Hayadaha Amnigu Inay Xoriyadiisa Usoo Celiyaan Abwaan Abees

S
Sihaam sulaiman Adam
7 years ago

Fadlan hala si daayo abwaanka

A
Amina Ahmed Essa
7 years ago

Free abdirahman

A
Abdirahman Hussein
7 years ago

Cabdiraxmaan Abees waa Hal-abuur codkiisa ugu hiiliyey bulshadiisa, waxaanu dalbanaynaa in la sii daayo. #StanWithAbdirahmanAbees

A
Ali Basha
7 years ago

Free Abwaan Abees

A
Anonymous
7 years ago

Abwaan Abees, waa hal-abuur xaqiiqada iyo runta sheegayna waxaana waajib ah in xorriyatul qowlka la ilaaliyo oo xorriyaddiisa la siiyo.

A
ABDISAMAD ABDILAHI JAMA
7 years ago

Hala sii daayo abwaanka

I
Ismacil
7 years ago

#free_abees

A
Apdiwahaab adam
7 years ago

Apdirahman abees xooriywdisi haloo soceliyo

M
Mukhtaar Ismail Ali
7 years ago

Fadlan Waxan Codsanayaa in la sii Daayo Abwaan Cabdiraxmaan Abees

M
Mo Musa
7 years ago

Free

M
Mohamed Musa
7 years ago

Cadaalad darro

M
Muna
7 years ago

Free Abwaan Abees