Skip to main content

Somaliland: Free Poet Abdirahman Abees

914 Comments

H
Hassan
7 years ago

Hala sii daayo muwafinka

F
Fatima Mohamed
7 years ago

please realise Abdirahmna abeea

A
Abdikarem harun
7 years ago

Free abwaan Abees

A
Axmed Jaamac Saalax
7 years ago

Release Abees

M
Mohamed Khaliif Dalxa
7 years ago

Wuxu ku xidhan yahay xaq daro, Waana intuu doorashada helaa.

Y
yahye abdikariim ali
7 years ago

I advise to be released

Z
Zaki Mohamed
7 years ago

Hala sii daayo Abdirahman Abees ,waxaan codsanaynaa in xuroyadiisa lasiiyo abwaanka ,waana in la ilaaliyaa xuriyadda cabirka fikirka

K
Khadar Ahmed ali
7 years ago

Waxan ahay muwaadin reer Somaliland ah Waxan codsanayaa in si dag-dag ah loosii daayo ABWAANKA

M
Moustafa Ahmad
7 years ago

No one can arrest an idea or poem, history teaches. #Somaliland

M
Maxamed Taajir Maxamuud Haybe
7 years ago

waa inuu xoriyadiisa ahelaa Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka halday dhibka ka taagan saldhigyada

K
Kamaal Hassan Adnan
7 years ago

Abdirahman Abees is a poet and he just mentioned our some outstanding problems. He has the absolute right to get his freedom. I am calling all the government officials to respect our signitures.

K
khadar mohamed
7 years ago

please ha la sii daayo abwaanka

J
Jamaal
7 years ago

Frreee apwaan

S
Saleban hussein
7 years ago

Hala sii daayo Abwaan Abees' Xaq maaha xadhiga abwaanku

A
Ahmed Omer
7 years ago

We Are Not Accept That !! Abdirahman Abees Is Our Legend Plz We Need To Get His Freedom.

M
Mohmoud Omer Osman
7 years ago

Xoriyaddiisa si deg deg ah haloogu soo celiyo, hal-abuur Cabdiraxmaan Abees oo sifo sharci-darro ah ku xidhan.

J
Jama hawlaguud
7 years ago

Hala sìi daayo abwaaan c/raxman abees

M
Muuse
7 years ago

Freedom of speech

A
Apdale Mohamet
7 years ago

He just described what in his mind

A
Ali Mire
7 years ago

Free Abwaan Abees ✌