Skip to main content

Somaliland: Free Poet Abdirahman Abees

914 Comments

L
Liban
7 years ago

He is very good

A
Abdikarim Adam hassan
7 years ago

Fadlan sii daaya , free abees

M
Mohamed Abdirahman Ahmed
7 years ago Featured

waxaan ahay bahda ardeyda qalinlayda ah ee Dugsiga qaanuunka jamacada hargeysa mid kamida waxanan leyay xoriyada walaalkeen in lasoo celiyaa waa xaq distoori ah Hallo soo celiyo xorriyadiisa Abwaan Abees iyo inta la xidhan

H
Hamse jama
7 years ago

Abwaanka xoriyadiisa haloo soo celiyo fadlan,xaqdaro ayaan u arkaa xadhiga abwaank.

F
Faisal Abdullahi
7 years ago

the poet should be release with any condition.

A
ahmed ali abdale
7 years ago

free abdirahmab abees

B
bashi dhaqane dahiye
7 years ago

Fadlan xurayadisa hala siyo abwanka waxan kacodsana somaliland inan lagu xad gudbin xuriyatul qowlka iyo xuquqda adanaha

S
Saeed mohamed
7 years ago

Please release him

M
Mohamed hassan
7 years ago

Is it an acceptable to arrest someone for his opinion. We demand immediate release without condition.

M
Mohamed Mohamoud
7 years ago

Knowing the problem and telling is the only way that we can correct the nation.Abees shoud be free

A
Abdirahman
7 years ago

Free abwaan abees waa in qofkastaa ka hadlo aragtidiisa maaha car juuqdhe wadanka waxa ka jirta dimuquraadiyad waanu cambaaraynaynaa cidkasta o ka danbaysa xadhiga abwaanka

S
Saleban Hussein abdi
7 years ago

Xadhiga baadilka ah ee lagula kacay Abwaan Cabdiraxman abees ,runtii waa mid ay bulshada Somaliland markhaati ka tahay. inuu yahay nidaam cusub kaas oo ay xukuumadan cusubi LA soo kowsatay waana nidaamkii odaygii siyaad barre mijaha uxaabiyey cabbiraada fikir shakhsi iyo xoriyad qawlxumadu. Marlabaad waxaan aad uga xumahay xadhigaas xaqdarrada ah ee lagula kacay walaalkay Cabdiraxman abees . Free ...Free Free Free

D
Dr sacad Hussein
7 years ago

Waxaan codsanayaa in muwaadinkaa xoriyadiisa dib loogu celiyo

H
Hibaaq larry
7 years ago

Am totally against the detention for those who fighting for the right of people

F
Fahad garaad
7 years ago

Xoriyadiisa ha loo celiyo

S
Siciid maahir
7 years ago

si degdeg ah haloosii daayo C.raxmaan Abees FREE ABEES FREEE ABEEES

M
Mohamoud khadar
7 years ago

Free Abees

L
layla cabdi aw xirsi
7 years ago

free abwaan abdirahman abees

S
Sahraladan
7 years ago

Qof kasta waxa u xaq u leeyahay in u aragtidiisa cabiro sidaa dartteed ha la sii daayo Abwaan Abees iyo muwadiinta kale ee ku xidhan xaq darada.

A
Abdihakim Saed
7 years ago

Waxaan codsaneynaa in Xukuumadu sii deyso Abwaan Cabdiraxmaan Abees.