Skip to main content

Somaliland: Free Poet Abdirahman Abees

914 Comments

H
Hanan
7 years ago

Free abdirahman abees

K
Khalid Awmusse
7 years ago

This is outrageous and the people of Somaliland should stand up against these aggressions, this is unacceptable. Speak up people.

D
Ducaale kulmiye
7 years ago

Ha la sii daayo wax runuu ka hadlay

A
Abdiqani Farah
7 years ago

Free abwaan Abdiraxmaan

M
Mustafe Maxamed Cumar
7 years ago

Aniga Codsigaygu waxa Waaye In La sii daayo Abwaanka Ku xidhan Sharci darada taas oo ay Markhaati ka Tahay Umada Reer Somaliland.

N
Napil lipan
7 years ago

Good

H
hanna ahmed
7 years ago

Fee poet abdirahman because his arestment have no rule

F
Farhiya
7 years ago

Free aburahman abees

S
Saalah abdi Mohamed
7 years ago

Ha la siidaayo abees

S
Salaad Cabdulle Raage
7 years ago

Waa in lasiidaayaa Abwaan ABees

S
Sacid Mohamed Yusuf
7 years ago

I wanna to sign the fake crime for abdirahman abees and I wanna the to add my voice and I say please abdirahman abees he want a freedom and he also he's not I migraine person he was birthe somali what is the reason you are looking specific ayes please we need a freedom voice just he is signing what he was make

A
Abdirahman
7 years ago

Waa in xorriyadiisa loo soo celiyaa abwaan abdirahman abees sida uga dhakhsaha badan

M
Mohamed Mohamoud
7 years ago

Abwaan cabdiraxman abees xoriyadiisa waa inuu helaa. cidna yaan la qafaalan, policekana waa la baadhi karaa tacadiyada ay galaan.

A
adnan
7 years ago

Waar abwaanka hala sii daayo Ku socota maamulka muuse iley

S
Shafici
7 years ago

Halasii daayo ninkaas abwaanka raygiisa ayuu cabiree

A
Abdinasir Jama
7 years ago

Free Abwaan Abees

H
Hamze Bakeyr Weyrah
7 years ago

Free poet abdirahman abees #freedomofSpeach

M
Mohamoud Awad Mohamed
7 years ago

Fadlan siidaaya abwaanka

A
Abdikhadar Heis Abdi
7 years ago

Sida ugu dhakhsiyaa badan waa in looso daaya Abwaanka

A
Ahmed Abdi kahin
7 years ago

Fadlan madaxweyne Ha cabudhin Dadweynaha