Its must to release the honnorable poet. There is no douts, that his imprisonment is illegal.
K
Khalid Abdirahman
7 years ago
Fadlan muwaadin Abdirahman dib Ha loogu celiyo xoriyadiisi , waxaa kale oo jira muwaadiniin faro badan oo wadanka si cadaalad daro ah uugu xidhan ,garsoor iyo cadaalad Aan midna helin
H
Hamda Mohamed
7 years ago
Ha la sii daayo.
Z
zulekha
7 years ago
fadalan xoriyadiisa u siiday
M
Mohamed Abshir London
7 years ago
Waxan si daren leh ku codsanya in abwaanka la sii daayo waayo abwandu waa haldoorka bulshda anigo u fiirinen degan ah wxn kaso jeeda puntland blse abwanku waa abwaan somaliyed wxd dowlda biix u hogamiyo ka codsan inu si daayo abwanka
Dadka yaan la cabudhin. Xaqa fekar cabbirkooda halloo ixtiraamo.
Waxa uu mudn yahay inuu helo xoriyadisa waayo waa qof muwadin ah xaqna uleh inuu helo xoriyadisa
Free abees
Xorweeyi dalkan iyo dadkiisuba
Ha la sii daayo iminka, Balse dhaqan celin iyo tarbiyadayn ha loo sameeyo. Booliisku maaha wax ciyaar laga dhigto.
Free Abwaan Abees.
Free Adirahman abees
If muse bihi and his administrator become ademocratic form they will be wright what they wronge and will be free that poet. Free abees
Waxaan si sharfsharfa leh uga codsaneynaa. Cida aya khusayso inay sii daayaana Abwaan Abdirahman Abees...please free
Fadlan muwaadinka xoriyadiisa hala siiyo maadaama uu cabiray aragtodiisa oo xor ah
Fadlan hala sii daayo abwaan cabdiraxmaan abees
Halasii daayo Abwaanka
Its must to release the honnorable poet. There is no douts, that his imprisonment is illegal.
Fadlan muwaadin Abdirahman dib Ha loogu celiyo xoriyadiisi , waxaa kale oo jira muwaadiniin faro badan oo wadanka si cadaalad daro ah uugu xidhan ,garsoor iyo cadaalad Aan midna helin
Ha la sii daayo.
fadalan xoriyadiisa u siiday
Waxan si daren leh ku codsanya in abwaanka la sii daayo waayo abwandu waa haldoorka bulshda anigo u fiirinen degan ah wxn kaso jeeda puntland blse abwanku waa abwaan somaliyed wxd dowlda biix u hogamiyo ka codsan inu si daayo abwanka
Free
fadlan xoriyadiisa ha loo so daayo abwaanka
Dalbanaynaa in la siidayo