Skip to main content

Status: Closed — this petition is no longer accepting signatures.

BADBAADINTA PUNTLAND TV

BADBAADINTA PUNTLAND TV

Closed — 18 supporters Verified

Final supporters

A
Ahmed O.
A
Ahmed j.
M
Mukhtar A.
S
Someone
Y
Yuusuf A.
C
Calanside S.
C
Cosman
G
Garowe
F
Falis y.
Y
Yacquub C.
+8 more
GR
Started by GAROWE ONLINE RG 10 years, 11 months ago

Kadib markii shaqaalaha PLTV ka tageen howshii ay ka hayeen xarunta talefishinka cabshooyin la xiriira mushahar la'aan iyo maamul xumo ka timid agaasinka iyo wasaarada warfaafinta Puntland,warsidaha Garowe Online waxaa u gartey in shacabka Puntland xukuumada madaxweyne Gaas ka codsadaan in si deg-deg ah u soo faragaliso dhibaatada ka taagan PLtv.

17 Comments

A
Anonymous
10 years ago Featured

asc waxan ka codsanayaa dowladda m.gaas in ay wasaaradda wr ffnta kala xisaabtanto xuquuqda suxufiyiinta puntland tv oo ay ugu horeyso mushaharaadka waayo suxufigu howsha uu aabtaa iyo waxa oo qaataa guud ahaan somalia ma'ahan wax mushahar lagu magacaabi karo telefishannaduna waxay ka mid yihiin aaladaha uu wadan ama gobol amaba degmo ay isku mujiyaan waxan mar labaad dowladda ka codsanayaa in ay arrintan ay u kacaan eysan dib dhigan

J
Jama Awil Jama
10 years ago Featured

Waxaan codsan in Madaxweyne Gaas uu Howsha TV-ga si deg deg ah uu xal waara uga Gaaro. Waxaa mashaqadan oo kale Tv-ga ka dhacdey dhowr jeer oo hore balse uu Madaxweynuhu ka gaabsaday xalinta Mushaakilkaas. Waxaa dhowr jeer oo hore Gaas u saarey Guddiyo si ay xal iga gaaraan Cabashada Shaqalaha. Balse Gudiyadii la saaray qeybtood waxay ka eegteen dano gaar ah qaarkood, cabashadiina waxaa lagu dhameeyey in dhalinya rada lagu qanciyo in ay sii shaqeeyaan. Waxaan M/weyne Gaas in uusan cid danbe ku aamin Xalka Tv-gan.

A
Ahmed Omar Ali
10 years ago

Ahmed Omar Ali Somalia-Mogadishu Madaxweynaha gulaha wasiirada warfaafinta waxan kula talinayaa in la ilaaliyo xaquuqda shaqalaha qaasatan TV-ga dowlada putland lana soo dhaweeyo shaqalaha loona adeego bulshada insha allah allaha isku keeno umadas wanaga jecel reer putland,

A
Ahmed jama
10 years ago

Waxaan ku talinayaa wariyayaasha soo halgamey in aan la dhumin xuquuqdoda. Waa in la tixgaleya shaqada eey hayaan eey tahay indhehii pl. Dowlada waa in eey si deg deg u xaliyaan dhacda daan iyo cabashadan soo noq'noqota mar walba. Shaqaalaha xurmada mudan Waxaan farayaa in eey dulqaatan oo side eey horey ugu soo sabreen ugu sabraan shaqadii eey umada u hayeen ku laabtan. Gudi qabsada u taga madaxda. Laakiin ha noqonina kuwa dayaca shaqada aad u hayeen umadiina cadowga haka farxinena pl cadowgeda Ha ka farxinena. Waxaan u shegayaa kuwa soo qoraya taloyinka guracan in eey daayan. Oo eeyan siyaasadeen arinka wariya'yasha oo aan la galin ama lagula talin fakirada khaldan Waxaan oo kale waxeey ka dhacdaa aduunka iyo Dowlada ha naga dhaqaala badan sida USA EU iyo kuwa kale. Hana la daayo fidnada la dhax dhigayo madaxda iyo wariya'yasha wadaniga ah oo umada sharafkeda haya mudana xurmada waa in aad sii saan taloyinka fiican. oo wax tarka ah. Waa iga codsi wadaneyinta pl hadaad talin. WBT

M
Mukhtar Abdi
10 years ago

Waa in maamulka dad ehelkeeda ah loo dhiibaa oo hawsha wadi kara laguna yaqaan amaano,shaqo hufnaan iyo hawl-karnimo.

Y
Yuusuf Abdi Shire
10 years ago

War Gaas meesha haka Tago ama Xaqqa islaameed ha iska bixiyo.

C
Calanside Somaliyed
10 years ago

BismiLlah anigo ah Mahad Cabdulle Muxammad. waxaan ku maahmaahayaa "Hal xaaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho". sidee ku hindisteen nin qabyaalad lagu keenay, oo meesha looga cayriyay shaqsi khibrad leh, aqoonleh, karti leh, masuul ah, oo an ku saqajamayn hantida umadda ka dhaxaysa.;;;;;; uu shaqada si wanagsan u wado. sideedaba hogaamiye waa saddex:- 1. in uu yahay lacag doon: oo uu donayo in uu hanti ka tabcado 2. in uu yahay macag doon: oo ay ka tahay halagaa sheego 3. In uu rabo in uu helo awood uu wax ku bedelo, tasina waa tan ugu fiican, hogamiyaha raba in uu bedelo oo uu si dan guud ah u shaqeeyo, kasi waa wadani dadku hogamiyaha ugu dameeya kuma badna. Lkn Allah ha nasiiyo kaasi oo kale

C
Cosman
10 years ago

Waxaanu u baahanahay Badbaadinta indhaheena (PLTV) hadii xaalku sidaan sii ahaado indhaha ayaa naga dhacaya

Share Petition

Don't stop at signing, share the petition link with friends to multiply our impact

Copy link or share directly

Instagram
QR Code

Petitions like this

Other petitions you might want to support