Ahmed Omar Ali Somalia-Mogadishu
Madaxweynaha gulaha wasiirada warfaafinta waxan kula talinayaa in la ilaaliyo xaquuqda shaqalaha qaasatan TV-ga dowlada putland lana soo dhaweeyo shaqalaha loona adeego bulshada insha allah allaha isku keeno umadas wanaga jecel reer putland,
A
Ahmed jama
11 years ago
Waxaan ku talinayaa wariyayaasha soo halgamey in aan la dhumin xuquuqdoda. Waa in la tixgaleya shaqada eey hayaan eey tahay indhehii pl. Dowlada waa in eey si deg deg u xaliyaan dhacda daan iyo cabashadan soo noq'noqota mar walba. Shaqaalaha xurmada mudan Waxaan farayaa in eey dulqaatan oo side eey horey ugu soo sabreen ugu sabraan shaqadii eey umada u hayeen ku laabtan. Gudi qabsada u taga madaxda. Laakiin ha noqonina kuwa dayaca shaqada aad u hayeen umadiina cadowga haka farxinena pl cadowgeda
Ha ka farxinena. Waxaan u shegayaa kuwa soo qoraya taloyinka guracan in eey daayan. Oo eeyan siyaasadeen arinka wariya'yasha oo aan la galin ama lagula talin fakirada khaldan Waxaan oo kale waxeey ka dhacdaa aduunka iyo Dowlada ha naga dhaqaala badan sida USA EU iyo kuwa kale. Hana la daayo fidnada la dhax dhigayo madaxda iyo wariya'yasha wadaniga ah oo umada sharafkeda haya mudana xurmada waa in aad sii saan taloyinka fiican. oo wax tarka ah. Waa iga codsi wadaneyinta pl hadaad talin. WBT
M
Mukhtar Abdi
11 years ago
Waa in maamulka dad ehelkeeda ah loo dhiibaa oo hawsha wadi kara laguna yaqaan amaano,shaqo hufnaan iyo hawl-karnimo.
A
Anonymous
11 years ago
Featured
asc waxan ka codsanayaa dowladda m.gaas in ay wasaaradda wr ffnta kala xisaabtanto xuquuqda suxufiyiinta puntland tv oo ay ugu horeyso mushaharaadka waayo suxufigu howsha uu aabtaa iyo waxa oo qaataa guud ahaan somalia ma'ahan wax mushahar lagu magacaabi karo telefishannaduna waxay ka mid yihiin aaladaha uu wadan ama gobol amaba degmo ay isku mujiyaan waxan mar labaad dowladda ka codsanayaa in ay arrintan ay u kacaan eysan dib dhigan
Y
Yuusuf Abdi Shire
11 years ago
War Gaas meesha haka Tago ama Xaqqa islaameed ha iska bixiyo.
C
Calanside Somaliyed
11 years ago
BismiLlah
anigo ah Mahad Cabdulle Muxammad. waxaan ku maahmaahayaa "Hal xaaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho". sidee ku hindisteen nin qabyaalad lagu keenay, oo meesha looga cayriyay shaqsi khibrad leh, aqoonleh, karti leh, masuul ah, oo an ku saqajamayn hantida umadda ka dhaxaysa.;;;;;; uu shaqada si wanagsan u wado.
sideedaba hogaamiye waa saddex:-
1. in uu yahay lacag doon: oo uu donayo in uu hanti ka tabcado
2. in uu yahay macag doon: oo ay ka tahay halagaa sheego
3. In uu rabo in uu helo awood uu wax ku bedelo, tasina waa tan ugu fiican, hogamiyaha raba in uu bedelo oo uu si dan guud ah u shaqeeyo, kasi waa wadani
dadku hogamiyaha ugu dameeya kuma badna. Lkn Allah ha nasiiyo kaasi oo kale
waxaan kaa codsanayaa madaxweyneheena sharafta le ee dr cabdiwali cali gaas in tvga puntland la badbaadiyo waayo mediaha ama warbaahintu waa wax muhiim noo ah tvyada somalidu puntland wey xaqiraan oo warka puntland si fiican uma sheegaan waana qariyaan marka madaxweyne war badan kama helno waxa ka jira gudaha puntland marka madaxweyne tvga thicoom5 bu hada ku jiraa oo ma daawankarno dadkeena yurub joogna ee hot bird hala soo gasho si aan yurub uga daawado shukran madaxweyne
Y
Yusuf muse
11 years ago
Do something about the TV
D
Daauud c/karim siciid
11 years ago
Ilama qurux badna in la dayaco hanti qaran oo qaliya waxana ku dhalilan madaxda tvga iyo shaqalaha mushaharka u dudaaya
Z
Zuper Xiddig
11 years ago
Waxan ka xumahay hantida umada in lagu ciyaaro oo meelo aan haboonayn lagu bixiyo. Qurba joog aan waxba ka ogayn Xaalada Puntland aya Kharibaysa. Xaqiiqda Dad badan oo aan anigu ka mid ahay waan ka niyad jabay xukuumada Gaas. Puntland waan u nacay. maalin walba waxa hoos u dhaca kaabayaasha Dowlada halbowlaha u ah sida. TV. Radio. iyo meelihii ugu muhiimsanaa xukuumada. Hala ilaaliyo Hantiga Guud iyo Gaarka ah. hantida Qaranka
J
Jama Awil Jama
11 years ago
Featured
Waxaan codsan in Madaxweyne Gaas uu Howsha TV-ga si deg deg ah uu xal waara uga Gaaro.
Waxaa mashaqadan oo kale Tv-ga ka dhacdey dhowr jeer oo hore balse uu Madaxweynuhu ka gaabsaday xalinta Mushaakilkaas.
Waxaa dhowr jeer oo hore Gaas u saarey Guddiyo si ay xal iga gaaraan Cabashada Shaqalaha. Balse Gudiyadii la saaray qeybtood waxay ka eegteen dano gaar ah qaarkood, cabashadiina waxaa lagu dhameeyey in dhalinya rada lagu qanciyo in ay sii shaqeeyaan.
Waxaan M/weyne Gaas in uusan cid danbe ku aamin Xalka Tv-gan.
A
Abdifatah osman Salad
11 years ago
Asc
Waxan kula Talin lahaa Madaxwaynaha In PLTV u baahanyahay isbedel xaga maamulka ah isbadalkaas waa inuusan ku salaysanayn shahaadada qofka uu wato oo journalism micnaha in dadka loo so magacaabi doono lagu xusho khibrad Warbaahin iyo Barasho Maamul Waxan hubaa agaasimaha hada haya inu sifican u bartay Journalism lakin waxa loo baahan yahay waa maamul Management
A
Axmed
11 years ago
Madaxweyne fadlan. unagacaw agaasime khibrad iyo karti leh oo wax ka qaban kara horumarinta iyo hagaajinta nidaamka PLTV.
Puntlandtv waxaa loo asaasay waa in ummada reer puntland warar iyo parnaamijyo usoo tabiyo loogana nasto warar la'aanta tv yada soomalida ee mar walba been ka sheega. qariyana horumarka puntland tiina god ayey ku dhacday tv gii wuu noqday ilaa hada fadhiid
Ahmed Omar Ali Somalia-Mogadishu Madaxweynaha gulaha wasiirada warfaafinta waxan kula talinayaa in la ilaaliyo xaquuqda shaqalaha qaasatan TV-ga dowlada putland lana soo dhaweeyo shaqalaha loona adeego bulshada insha allah allaha isku keeno umadas wanaga jecel reer putland,
Waxaan ku talinayaa wariyayaasha soo halgamey in aan la dhumin xuquuqdoda. Waa in la tixgaleya shaqada eey hayaan eey tahay indhehii pl. Dowlada waa in eey si deg deg u xaliyaan dhacda daan iyo cabashadan soo noq'noqota mar walba. Shaqaalaha xurmada mudan Waxaan farayaa in eey dulqaatan oo side eey horey ugu soo sabreen ugu sabraan shaqadii eey umada u hayeen ku laabtan. Gudi qabsada u taga madaxda. Laakiin ha noqonina kuwa dayaca shaqada aad u hayeen umadiina cadowga haka farxinena pl cadowgeda Ha ka farxinena. Waxaan u shegayaa kuwa soo qoraya taloyinka guracan in eey daayan. Oo eeyan siyaasadeen arinka wariya'yasha oo aan la galin ama lagula talin fakirada khaldan Waxaan oo kale waxeey ka dhacdaa aduunka iyo Dowlada ha naga dhaqaala badan sida USA EU iyo kuwa kale. Hana la daayo fidnada la dhax dhigayo madaxda iyo wariya'yasha wadaniga ah oo umada sharafkeda haya mudana xurmada waa in aad sii saan taloyinka fiican. oo wax tarka ah. Waa iga codsi wadaneyinta pl hadaad talin. WBT
Waa in maamulka dad ehelkeeda ah loo dhiibaa oo hawsha wadi kara laguna yaqaan amaano,shaqo hufnaan iyo hawl-karnimo.
asc waxan ka codsanayaa dowladda m.gaas in ay wasaaradda wr ffnta kala xisaabtanto xuquuqda suxufiyiinta puntland tv oo ay ugu horeyso mushaharaadka waayo suxufigu howsha uu aabtaa iyo waxa oo qaataa guud ahaan somalia ma'ahan wax mushahar lagu magacaabi karo telefishannaduna waxay ka mid yihiin aaladaha uu wadan ama gobol amaba degmo ay isku mujiyaan waxan mar labaad dowladda ka codsanayaa in ay arrintan ay u kacaan eysan dib dhigan
War Gaas meesha haka Tago ama Xaqqa islaameed ha iska bixiyo.
BismiLlah anigo ah Mahad Cabdulle Muxammad. waxaan ku maahmaahayaa "Hal xaaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho". sidee ku hindisteen nin qabyaalad lagu keenay, oo meesha looga cayriyay shaqsi khibrad leh, aqoonleh, karti leh, masuul ah, oo an ku saqajamayn hantida umadda ka dhaxaysa.;;;;;; uu shaqada si wanagsan u wado. sideedaba hogaamiye waa saddex:- 1. in uu yahay lacag doon: oo uu donayo in uu hanti ka tabcado 2. in uu yahay macag doon: oo ay ka tahay halagaa sheego 3. In uu rabo in uu helo awood uu wax ku bedelo, tasina waa tan ugu fiican, hogamiyaha raba in uu bedelo oo uu si dan guud ah u shaqeeyo, kasi waa wadani dadku hogamiyaha ugu dameeya kuma badna. Lkn Allah ha nasiiyo kaasi oo kale
Waxaanu u baahanahay Badbaadinta indhaheena (PLTV) hadii xaalku sidaan sii ahaado indhaha ayaa naga dhacaya
saxaafadda waa muraayadda dal uu leeyahay oo horumar iyo dib u cabeeda laga fiirsado, ha la siiyo madax banaanidda PLTV uu mudan yahay,
dalka iyo dadku waxay ubaahanyihiin siyaasad madaxbanaan, oo loo simanyahay.
Anigu waxan leeyahay madaxweynuhu yuusan difaacin siyaasada asxaabta uu xilka udhibay markii ay kufalshiman
waxaan kaa codsanayaa madaxweyneheena sharafta le ee dr cabdiwali cali gaas in tvga puntland la badbaadiyo waayo mediaha ama warbaahintu waa wax muhiim noo ah tvyada somalidu puntland wey xaqiraan oo warka puntland si fiican uma sheegaan waana qariyaan marka madaxweyne war badan kama helno waxa ka jira gudaha puntland marka madaxweyne tvga thicoom5 bu hada ku jiraa oo ma daawankarno dadkeena yurub joogna ee hot bird hala soo gasho si aan yurub uga daawado shukran madaxweyne
Do something about the TV
Ilama qurux badna in la dayaco hanti qaran oo qaliya waxana ku dhalilan madaxda tvga iyo shaqalaha mushaharka u dudaaya
Waxan ka xumahay hantida umada in lagu ciyaaro oo meelo aan haboonayn lagu bixiyo. Qurba joog aan waxba ka ogayn Xaalada Puntland aya Kharibaysa. Xaqiiqda Dad badan oo aan anigu ka mid ahay waan ka niyad jabay xukuumada Gaas. Puntland waan u nacay. maalin walba waxa hoos u dhaca kaabayaasha Dowlada halbowlaha u ah sida. TV. Radio. iyo meelihii ugu muhiimsanaa xukuumada. Hala ilaaliyo Hantiga Guud iyo Gaarka ah. hantida Qaranka
Waxaan codsan in Madaxweyne Gaas uu Howsha TV-ga si deg deg ah uu xal waara uga Gaaro. Waxaa mashaqadan oo kale Tv-ga ka dhacdey dhowr jeer oo hore balse uu Madaxweynuhu ka gaabsaday xalinta Mushaakilkaas. Waxaa dhowr jeer oo hore Gaas u saarey Guddiyo si ay xal iga gaaraan Cabashada Shaqalaha. Balse Gudiyadii la saaray qeybtood waxay ka eegteen dano gaar ah qaarkood, cabashadiina waxaa lagu dhameeyey in dhalinya rada lagu qanciyo in ay sii shaqeeyaan. Waxaan M/weyne Gaas in uusan cid danbe ku aamin Xalka Tv-gan.
Asc Waxan kula Talin lahaa Madaxwaynaha In PLTV u baahanyahay isbedel xaga maamulka ah isbadalkaas waa inuusan ku salaysanayn shahaadada qofka uu wato oo journalism micnaha in dadka loo so magacaabi doono lagu xusho khibrad Warbaahin iyo Barasho Maamul Waxan hubaa agaasimaha hada haya inu sifican u bartay Journalism lakin waxa loo baahan yahay waa maamul Management
Madaxweyne fadlan. unagacaw agaasime khibrad iyo karti leh oo wax ka qaban kara horumarinta iyo hagaajinta nidaamka PLTV. Puntlandtv waxaa loo asaasay waa in ummada reer puntland warar iyo parnaamijyo usoo tabiyo loogana nasto warar la'aanta tv yada soomalida ee mar walba been ka sheega. qariyana horumarka puntland tiina god ayey ku dhacday tv gii wuu noqday ilaa hada fadhiid