Skip to main content
270 signatures 230 to reach 500
L
Laicee signed
A
abdi r. signed
S
Someone signed
A
Abdirahman T. signed
M
Maxamed X. signed
A
ahmad n. signed
G
Guled A. signed
A
Abdi M. signed
S
Shire B. signed
F
fu,aad a. signed
Started by Anonymous 23 years, 6 months ago
CABASHO FURAN Colaadaha iyo khilaafaayada siyaasadeed waxaa lagu waayay naf iyo maal, si la mid ahna waxaa ka dhashay burbur, barakac baaxad weyn leh, iyo dilal loo geystay shacabka si aan kala sooc laheyn. Dhacdadii 24/12/2002 ee xasuuqii ardayda waxay daba joogtay xadgudubyo xad dhaaf ah oo loo geysanayey had iyo jeer bulshada Soomaaliyeed. Haddaba, Anigoo ah saxiixaha cabashadan kana soo horjeeda xasuuqa, dilka, afduubka, kufsiga, iyo xadgudubka ardayda,haweenka,adeegayaasha bulshada iyo dadka rayidka ah. Waxaan codsanayaa : 1.. In cid kasta ee geysata xadgudub ka dhan ah caruurta, ardayda iyo dadka rayidka ahba la horkeeno caddaaladda. 2.. In bulshada caalamku u sameyso maxkamad caalami ah oo baarta, xukuntana dambiilayaalka dagaal ee ku xadgudbaya dadka rayidka ah, sida ku cad xeerarka caalamiga ah. Waxaan caddaynayaa: 1. In cid kasta oo sheeganeysa maamulka goobta uu xadgudub ka dhaco ay mas

Updates

January 19, 2003

Seeing the growing momentum behind this call for justice reminds me that the pain of the past remains a heavy weight for many of us. Each acknowledgment of these events serves as a testament to the resilience of those seeking accountability. I am encouraged by the collective recognition that we must address these grievances to find a path forward.

Reached 100 supporters

January 19, 2003

6 Comments

M
Maxamed Jensen
23 years ago Featured

Waa in la sameeyaa maxkamad cadaalad ah oo aan cidna u aaba yeelin. Aad ayaan ugu xumahay wixii dhacay.

C
Cabdullahi Pierce
23 years ago Featured

Dhiiga dadka rayidka ah waa inaan lagu xadgudbin. Cid kasta oo ka dambeysay xasuuqan waa in la horkeenaa sharciga.

Z
Zakariye Anderson
23 years ago Featured

Waxaan taageersanahay baaqan. Waa waqtigii dambiilayaasha wax laga qaban lahaa.

A
Ahmed Snyder
23 years ago Featured

Waa in dambiilayaasha la helaa wakhtiguna ma tirtiro dhibaatadii dadka loo geystay. Cadaalad haloo raadiyo dhibanayaasha.

L
Leyla Rivera
23 years ago Featured

Nabad ayaan rabnaa laakiin nabad la'aan cadaalad ma jirto. Fadlan ha hilmaamina dhibtii ardayda.

F
Fartun Chen
23 years ago Featured

Xasuuqan waa wax laga xumaado. Hooyooyinka Soomaaliyeed ilaa maanta way ooyayaan. Cadaalad ayaan rabnaa.

Help this petition grow

Share it with friends to help reach 500 signatures.

Sign Petition

We never post to your account. Social sign-in is used only to verify your signature.

or sign with Email

Add a comment?

Your signature will be added via . Tell others why you're signing — it's optional.

By signing, you accept iPetitions Terms of Service and Privacy Policy.

Share Petition

Don't stop at signing, share the petition link with friends to multiply our impact

Copy link or share directly

Instagram
QR Code