Skip to main content

Status: Closed — this petition is no longer accepting signatures.

Taageer Nabadeynta Walaalaha Celi Iyo Wagardhac

Taageer Nabadeynta Walaalaha Celi Iyo Wagardhac

Closed — 12 supporters Verified

Final supporters

M
Mohamed A.
K
Khalif f.
A
a d.
M
mohamed h.
X
xamdi d.
A
abdulaahi h.
M
mohamud S.
A
ahmed s.
A
ahmed h.
A
ahmed
+2 more
DW
Started by Dalal Warsame 12 years, 1 month ago
AGGM oo ah warbaahin nabada iyo walaalaynta umada Soomaaliyeed hormuud u ah ayaa waxay idinka codsanaysaa inaad sixiixdaanCodsigaan Nabadeed ee Ku Socda Walaalaha Celi Iyo Wagardhac.


Bahda Allgalgaduud Media

3 Comments

M
maxamed ibraahim cali barre
12 years ago Featured

war alla ka baqa oo joojiya colaadan aad ku kala dhantaaleeysaan qoyskan wallaalaha,collaadi faaiido iyo hiigsi toona maleh oo wax uun bay dhintaa mooyee wax ma kordhiso ,aakhiro iyo aduuna waa qasaaro,wallaalayaal maskaxda iyo caqliga ha shaqeeyaan.wabilaahi towfiiq,.

D
Dalal Warsame · petition starter
12 years ago Featured

Fadlan dhiig dambe yuusan daadan, kii daatay waa daatay kan nool ee aan wali dhiman ayaa talo nooga baahan sidii aanu u badbaadin lahayn!!!

A
a dirie
12 years ago

war halays cafiyo colaad idiin kuguma horeeyso,mana iidiinku danbeeysee joojiya midda dhexdiina ah qashinyahow ,scw

Petitions like this

Other petitions you might want to support