Skip to main content

Somaliland: Free Poet Abdirahman Abees

914 Comments

F
Fartuun
7 years ago

Free Abes

M
Mohamed Ali-ruush
7 years ago

Abwaanka In la sii daayo weeye, lagana waantoobo xadhiga sharci darrada ah ee lagula kaco muwaadiniinta.

A
Anonymous
7 years ago

Waxa aan codsanayaa in abwaan Cabdiraxmaan Abees iyo inta fikir u xidhan ba xorriyaddooda dib loo gu soo celiyo, mardambena aan laga qaadin sifo sharcidarro ah awgeed.

A
Axmed Cabdi Cali
7 years ago

Hadii lagu dhaliilo waa lagu toosiyey ee laguguma soo duulin.

M
Mohamed alrahman omer
7 years ago

One can change the rights of human.slland is self-declared state so that ,it should protect the rights of their citizens.Thank you

A
ABDIRAHMAN MAHAD
7 years ago

Free Free Abees

A
Abdikadir hassan digale
7 years ago

Free abdirahman

F
Farhan
7 years ago

Sii daaya abees, xaq uma laha maanta in loo xiro maxaad u hadashay

N
nimco ahmed ali
7 years ago

waxa codsanayaa in abwaanka xoriyadiisa loo soo celiyo sindagdag ah

F
Farhan
7 years ago

We need equal Justice and freedom of speech

A
Anonymous
7 years ago

Free Cabdiraxmaan Abees

N
Nimo
7 years ago

Habaaar idinku dhacye abwaanka sii daaya

J
jacfar
7 years ago

free Abwaan c.raaman Abees

A
Abdinasir hasan
7 years ago

Free abwaan abees

A
Abdirahman Ali Mohamed
7 years ago

Fadlan xoriyadiisa haloosoo celiyo Abwaan Abees

N
Najiib
7 years ago

Waxanu cod sanynaaa inaad xariyadiisa loo so ciliyo

D
Deeq Osman Dahir
7 years ago

Free Abdirahman Abees

S
sadca
7 years ago

the goverment have to respect the freedom of Expression as guranteed by the Constitution

C
Ciiltire
7 years ago

Free boet abees

X
Xasan Cabdi
7 years ago

Free Abees