Skip to main content

Somaliland: Free Poet Abdirahman Abees

914 Comments

M
Mustafe Abdirashiid osman
7 years ago

Xoriyadiisa ha loo celiyo abdirahman abees

Y
Yuusuf ardaawi
7 years ago

Waan ka xumahay in qof aragtidii lagu xidho wana canbaraynayaa abees iyo ragga la midka ah ee hadalka ku xidhan cidii ka danbaysay xadhigooga

F
fathi
7 years ago

Abwaanka xoriyadiisa haloosoo celiyo

G
Guray bhai
7 years ago

He has a rihgt to release immediately he did not do any thing wrong.

H
Hamse ahmed
7 years ago

Ha la sii daaayo abwaaanka

M
Mohamed biihi
7 years ago

This is beyond the actual rule of law that we are following as a somalilanders and it is an oppression.

M
mohamed abdi mouse
7 years ago

free abwaanka

A
Ayuub
7 years ago

waa sifada qudha ee loogu soo celin karo xoriyadiisa. runtii tani waa bilaw wanaagsan waana idinku bogaadinayaa.

A
Ahmed
7 years ago

Somaliland must give him his personal freedom as soon as possible.

A
amin
7 years ago

equal justice

M
Mubarik abdiaziz
7 years ago

Free andirahman abees

I
Ismail madar
7 years ago

Waxaan aad uga xumahay xadhiga loo gaysanayo cid kasta oo xaqiiqda sheegta sidoo kale aan hubaysnayn qof rayid ah waxaan mar walba ku dhaliila xukuumad kasta xadhiga ay ugaysato cid kasta oo ka fikir duwan nidaamka jooga Abwaan Abees waxaan rabna in la siidaayo sidoo kale cid kasta oo xadhigiisa ku lug lehna maxkamadaha lala tiigsado

M
Mohamed Ahmed Abdi
7 years ago

Fadlan abwaanka xoriyadiisa oo dhamaystiran ha la siiyo.

I
Idris yare
7 years ago

Free abwaan Abdirahman Abes

M
Mohammed badri mohammed
7 years ago

Free for abees

X
Xamda
7 years ago

Free Abdirahman

H
Haji Abdifataax
7 years ago

Waxan jecelahay in Xorriyadisa loo celiyo A-rahman Abees oo xadhigisu sharciga baal marsanaa.

A
Abdifatah Ahmed Ileeye
7 years ago

Free Abdirahmaan Abees

M
Mohamed
7 years ago

Free c.rahman abees

Y
Yusuf
7 years ago

Wxn ka codsanayna dawlada inay sii dayso abwaanka oo ay dhawrto xaqa muwaadinku ku cabiro karo aragtidiisa.