Skip to main content

Somaliland: Free Poet Abdirahman Abees

914 Comments

N
Nasrudin hassan
7 years ago

Free for abees

A
Ahmed Indhataag
7 years ago

Freee mr Abees

M
Muuse Ahmed
7 years ago

Free Abees

M
mubarak mohamoud
7 years ago

Hala sii daayo abwaan ka

A
Abdi Ali Hassan
7 years ago

Immediate release for Abees

C
Cabdiraxmaan daahir
7 years ago

I'm kindly requesting to whom it may concern to release and give pardon to the poet. Your sincerely

C
Caydarus
7 years ago

Free abwaan abees

M
Mohamed Essa Hussein
7 years ago

No one can't control the spiritual speech and so, somaliland police must released Abwaan Abees with conditions

S
Safa
7 years ago Featured

Hala sii daayo waa muwaadin cabiray dareenkiisa fadlan yaan la takiorin xoriyatul qawlka waa waxaynu siyaad bare iskaga kicinay yeynaan noqonin kuwa ku dhaqma waxay ka dhiidhiyeen goor hore waana astaan muujinaysa in aynu dib usocono hadaynu nahay reer somaliland

L
Lawyer Mahamed Ahmed
7 years ago

runtii waa wax laga xumaado in qof muwaadin ah in lagu xidho fikirkiisa, taladiisa, soojeedintiisa iyo run uu sheegay

M
Mohamed abdirahman
7 years ago

Ha la sii daayop

A
Abdiaziz
7 years ago

The government should release the poet because the Constitution of the Somaliland Republic makes clear that expressing opinion is not a crime

M
Munira
7 years ago

Free Abees

A
Abdimahad yusuf farah
7 years ago

Abdirahman abees aragtidiisa ayuu hadlay waxa jirana waa sheegay waa in xukuumaddu xoriyaddiisa u soo celisaa xadhiga sharcidarrada waa xaaran

A
Amin
7 years ago

We need police reform✌

J
Jama mohamed
7 years ago

Muuse waa in uu yeeshaa adkaysi hadduu diiday In uu caddaalad wax ku xukumo. No dictator ship. “ ikhtiyaar ku maamul is dalkani maanu ka xoroobin.”- Albee’s.

A
Abdifataah Ahmed Ali
7 years ago

Commentswaan ka soo hor jeeda xadhig xaqdarro ah.

S
Sacad cabfi maxamed
7 years ago

Cadaalad baa dadka deeqda Bi.iwaaye

H
Hodo ahmed
7 years ago

Waxaan ku baqayaa una sheegay dawlada soomaliland in muwaadin cabdiraxmaan Abees loo so celiyo xuriyadisaa

A
Abdillahi M Ali
7 years ago

This is outrageous and we shouldn't accept this kind of illegal arrest which could lead us back to what we stood against . Poet Abees has every right to be released & if anyone who has compliant about his poetry citing , they should not try to silence with arrest & putting him behind bars.