Skip to main content

Somaliland: Free Poet Abdirahman Abees

914 Comments

K
Khalid Haariye
7 years ago

We need people to express their feelings and opinions. Somalilamd is a democracyic country not a military occupied territory

Z
Zuhayp Farhan
7 years ago

Cabdiraxman abees xaqdarro ayuu kuxidhanyee Halaziidayo

A
Abdirahim Ibrahim
7 years ago

Free abwaan abees

M
Mustafe ahmed farah
7 years ago

We need free voice

A
Amein ismail mahdi
7 years ago

Haa la sidayo abwanka wax qalada kama uu san hadli ee waxi runta aha ayaa uu ka hadleyna dowladi ma jirto imika shacabki loso caga dhigtena

H
Hamza hassan
7 years ago

Run u aheegay bu ku xidhanyahay iyo xaqiiq jirta الحق احق ان يقال

K
Khadir omar
7 years ago

Waa muhiim in cadaalada loo hiiliyo, dhaliishu waa toosin ee maahan In Tuhun la Galiyo Turxaan bixinta Muwaadinku Soo jeediyey.

A
Adnan
7 years ago

Xaqdaro ayuu ku xidhan yahay wax la qadan karone maaha

K
Khadar Yuusud Ciiltire
7 years ago

Cabdiraxmaa, waa hal-abuur lexejoclo ka qaba Dalkiisa hooyo, waxan codsanayaa in ka sii daayo caddaalad toganna uu helo.!

M
marso
7 years ago

Free Abees

A
Ahmet Haji Abdirahman
7 years ago

Free Abdirahman Abees

J
jamal
7 years ago

Free Abees

A
abdalrahman
7 years ago

Free Abees

C
Cabdishakuur
7 years ago

Free Abees

H
Hafsa farah Roble
7 years ago

Inshlh wxan rajynyaaaa in codsiyga nooo aqblo inshlh Abwaan si xoriydii dib ayaad u heli doontaa

C
Cabdicasiis
7 years ago

Hala siidaayo hal abuur ka

K
Khadar Ali Warsame
7 years ago

HalaSii daayao Abwaanka, abwaankuna waa inuu qarankiisa u tudhaa Oo aanuu caadifad hadlin, tabashooyin gaar ahi hadii ay jiraana waa inuu marka hore odayaasha dhaqanka Ee beesha uu ka soo jeedo uu u gudbiyaa si isaga iyo dowlada ay ugu dhaxeeyaan. WA BILLAAHI TOWFIIQ.

L
Libaan muxyadein goud
7 years ago

Waxaan codsanayaa in xoriyadiisa losoo celiyo abwaan cabdi abees

K
Khalid abshir axmed
7 years ago

Caddaaladbaa ina deeqda Free abwaan abees.

S
Shamsa
7 years ago

Waxaan codsanayaa in abwaan ka xoriyadiisa loosoo celiyo