Skip to main content

Somaliland: Free Poet Abdirahman Abees

914 Comments

H
Hamse
7 years ago

Fadlan muwaadinkan xorriyadiisa siiya, cidda xannibtayna sharciga hor keena. Waa haddii xeer ilaalin caadi ahi jirto, ama ba Dawlad caadi ahi.

A
Abdirahman Olad
7 years ago

Waxaan codsanayaa in xorriyaddiisa loo soo celiyo Abwaanka

W
Warsan
7 years ago

Free abdirhamn abees

M
Mohamed mohamud yusuf
7 years ago

Free abees

D
deeq
7 years ago

free abees

K
Kowsar
7 years ago

He need justice because somaliland government arrested him for no reason. They try to stop freedom experience. He did not do anything wrong and he need to get back his freedom.

A
Abdiwahab tuule
7 years ago Featured

As aniga aragtideyda sidani dowladnino maaha juuq hadaad tidhaaa jeelkaad liinta Ku cabi,kumanaan baa sidaa Ku xidhan fadlan abdirahman abees iyo inta. Lamidka ah eee dulmani dowlada dib ha usiiso xoyadooda tuule from Nederland

G
Gouled
7 years ago

Free Abdirahman Abees,

A
Abdi-Risaq Cali Elmi
7 years ago

I support this petition

M
Mohamoud Walaaleye
7 years ago

Dastuurka JSL Qod 16aad Horumarinta Cilmiga, Suugaanta, Hiddaha & Dhaqanka, farqadiisa 1: Dawladu waxay horumarinaysaa Cilmiga & Suugaanta, waxayna dhiirigelinaysaa hal-abuurka iyo Cilmi-baadhista. Qod: 27aad Xuquuqda qofka Xorriyadda laga qaaday. farqada 1: Qofka xorriyaddalaga qaaday waxuu XAQ u leeyahay inuu la kulmo sida ugu dhaqso badan qareenkiisa, qaraabadiisa iyo cidii kale ee uu codsado.

F
Fadumo Hassan
7 years ago

i’m reminding the release of Abdirahman

M
Mona
7 years ago

Free Abdirahman abees

H
Hamdia mohamed
7 years ago

Free Abwaan Abees

A
Anonymous
7 years ago

I requested the immediate release of poet Abdirahman Ibrahim Adam Abees

A
Anonymous
7 years ago

I request the immediate release of poet Abdirahman Ibrahim Abees

A
Abdirashid
7 years ago

I disagree this action that the governing party has taken

H
Hamse Othman Farah
7 years ago

Haloosoo celiyo xoriyadiisii

A
Anonymous
7 years ago

Please give him back his freedom.

I
idil jama
7 years ago

Waala ceeboobow wiilka yar ka ah siidaaye, duliland ayaad noqoteene

S
Sadia Nour
7 years ago

Abdirahman Abees for justice