
Saxiixida Shuruucda Xarunta Horumarinta Walaalaha Bajabal
21
people have signed this petition. Add your name now!

21
people have signed. Add your voice!
35%

Salaam Calaikum,
Waa mahadsantihiin walalyaal sida wacan aad nala shaqaynaysaan, waxaan filaynaa inaa si falanqeysan usoo akhriseen shuruucda guud ee Xarunta Horumarinta Walaalaha Bajabal, fadlan hoos ku saxiix magacada iyo mobile numberkaaga.
Mahadsanid,
Gudiga Xarunta Horumarinta Walaalaha Bajabal.
Comment