Skip to main content

SAVE UCID ! BADBAADI UCID !

57 Comments

K
khadar Hariir
10 years ago

Maya faysal maya mar sadexaad.

I
Ibrahim Mohamed
10 years ago

Community Development Specialist, California, USA.

A
Awale kayse
10 years ago

No marsadexad faysal No gudoomiye

H
Hussein Yussuf
10 years ago Featured

Haddii Ilaahay laga baqayo ninka qaldan geed ha lagu xidho oo banaanka ha uga baxo xisbigu sanadkan rajo wayn oo dhalintu u hormood tahay ayuu leeyahay.

M
mustafa
10 years ago

Jamaaal waa madaxweynaheena guuuuuuul jamaal

S
Said Aamin
10 years ago

Save Ucid plzz

H
Hassan
10 years ago

Aad baan Uga xumahay carqalada iyo tashwiiishka uu ku furay xisbigiii Ucida Cusub ninka fasal lagu magacaabo Waa rajadiii mustaqbalka wadanka iyo dhalin yarta wadankoogii uu nacsiiyey siyaasi wax matare ah ku quusto

H
Hassan Ismail
10 years ago Featured

Waxaan si xoogan uga soo horjeedaa fad-qalalada uu Gudoomiye Faysal ku wiiqayo awooda Xisbiga UCID iyo wadajirka taageerayaasha Xisbiga. Waxaan Sidoo kale dhaliilayaa Gaabiska Jamaal A Hussein ka gaabiyay Doorkiisii Murashaxnimo.

M
MOHAMED OSMAN HASHI
10 years ago

Save ucid and we need more people to Sign!! If you save UCID, you save Somaliland !!!!!

A
Abdulkhaliq Ali
10 years ago

Hayin reer u dhaanshaa Haamaha ma jabiyee Hur ilaahay taladii Hore laguugu aamina Ha halaynin garashada Yaana kala halaabine Maatida hogaanshoo Ka ilaali halis badan Awr heer yadii cunay Hogaan laguam soo xidho Garashada u hiil noqo Hooyo wayday garab iyo Ubad kaa haraadani Ragguu hiil ka sugayaa Hurin tiina waayeen Ya habaabin garashadu Oonay hoogin maan tana

A
Abdulkadir ali qawdan
10 years ago

Yes

K
koshin Cali Xasan
10 years ago

Nin awood isbidayiyo Ninka samaha eedee Kibir lagu ogsoonyiyo Axmaq Colaad badanoo Ummada ku danaystoo Danyar ku adeegta iyo Naxli uun afuufa. Af-miinshaar daranoo U hogaansan Iblaysoo Carrabkiisa eexdiyo Ololaha qabiileed Idankiisa Illaahay Jamaal Baan lagu ogsoonayne

M
Mohamoud Ahmed Haybe
10 years ago

H
Hasman Suleiman
10 years ago

Feysalow caqligaaga waraabi oo indhaha caalamka u fur, magac xumo iyo taariikh xumo ka badbaadi naftaada iyo taariikhdaada

A
Abdillahi Ismail
10 years ago

Waa danta qaranka in ucid La badbaadiyo

F
Faisal
10 years ago

Faisal waa nin waalan ee naga qabta

M
MOHAMED OSMAN HASHI
10 years ago

SAVE UCID AND WE NEED MORE PEOPLE TO SIGN!!!!! BADBAAD UCID IYO SOMALILAND!! IF UCID IS SAVE, YOU SAVE SOMALILAND!!!