Skip to main content
SAVE UCID ! BADBAADI UCID !

SAVE UCID ! BADBAADI UCID !

69 signatures 31 to reach 100
A
Abdiqani M. signed
A
Ayanle signed
S
Someone signed
F
Farhan m. signed
B
Burale e. signed
A
Abdiaziz j. signed
M
Mohamed G. signed
A
Abdi y. signed
Z
zacid a. signed
S
Salma Q. signed
SM
Started by Samia Muse 10 years, 8 months ago

Waxaan Ka Codsanaya Dhamaan Reer Somaliland, Madaxda Xisbiga Ucid , Taageeraysaha Xibiga Ucid Iyo Dhalinyarada Isbadal Doonka Ah O Meel Kasta Adoonka Ka Joogaan Inay Petition Saxeexaan Si O Inshaa Allaah No Noqdo Shimbir Burburka Xisbiga Ucid Lagu Badbaadin Karo , O Waliba Allaah O Maslaxa Khayer Qabta Dhex Dhigo Madaxda Xisbiga Cadaalad Iyo Daryeel Quluubtoodana Wanaag Iyo Naxariis Wada Galiyo Aamiin Yaa Allaah.

My Request From All , The Head Chairmens Of Ucid , Ucid Supporters And All Youth Who Are Looking For Future Change Of Somaliland , To Give Me Supports And Hands That May Allaah Accept It From Us To Save Ucid Party From Crisis And Damages That Might Hurt The Image Of The Party And Destroy It Totally And May Allaah Accepts Our Dua'a. Aamiin

أرجو من الجميع، القيادة العليا لحزب أٌعد، المؤيدين والشباب الطموح لمسقبل أفضل لصوماليلاندأن يتضامن معنا في إنقاذ الحزب من الدمار الذي قد يمحيه تماما من الساحة السياسية . وندعوا من الله أن يؤلف القلوب جميعا و يوفقهم على التسامح و الإخلاص. آمين يا الله



Godomiyahay Abaabulka Ucid E Qaarada Europe
Samia Muse

57 Comments

B
Burale eid
10 years ago Featured

Badbaadada xisbiga daryeelka iyo cadaaladu waa badbaadada horumarka iyo dimuquraadiya somaliland.

S
Siciid Africa
10 years ago Featured

Qore : Scc (Siciid Africa ) Horta Sidii Khayr leh ALLE Ha Ku Dhameeyo khilaafka xisbiga UCID Laakiin Waxa fiican In Lagu dhaqmo shuruudaha xisbiga UCID si waafaqsan Heshiiskii Hore u dhacay si uu xisbigu ugu guulaysto Tallada Dalka

A
Ahmed Muusa Ismail
10 years ago Featured

UCID is not a private Property. It is a Public Property, a National Asset. I want UCID to be completely democratic party. AND WE CAN NOT ACCEPT, THAT ONE MAN (FAYSAL Cali waraabe), IS SAYING: I GET TO SELL IT, WEHENEVER, I GET TO SELL IT. THIS IS HORRIBLE.

A
Abdirazak Aaj
10 years ago Featured

Save Ucid. Anigu waxaan odhan lahaa uun shuruucda xisbiga ha loo hogaansamo, khilaafaadkana si dhaqso ah ha loo xaliyo.

H
Hussein Yussuf
10 years ago Featured

Haddii Ilaahay laga baqayo ninka qaldan geed ha lagu xidho oo banaanka ha uga baxo xisbigu sanadkan rajo wayn oo dhalintu u hormood tahay ayuu leeyahay.

H
Hassan Ismail
10 years ago Featured

Waxaan si xoogan uga soo horjeedaa fad-qalalada uu Gudoomiye Faysal ku wiiqayo awooda Xisbiga UCID iyo wadajirka taageerayaasha Xisbiga. Waxaan Sidoo kale dhaliilayaa Gaabiska Jamaal A Hussein ka gaabiyay Doorkiisii Murashaxnimo.

A
Abdiqani Mohamed
10 years ago

Save UCID

A
Ayanle
10 years ago

Jamaal Ali housin

Help this petition grow

Share it with friends to help reach 100 signatures.

Sign Petition

We never post to your account. Social sign-in is used only to verify your signature.

or sign with Email

Add a comment?

Your signature will be added via . Tell others why you're signing — it's optional.

By signing, you accept iPetitions Terms of Service and Privacy Policy.

Share Petition

Don't stop at signing, share the petition link with friends to multiply our impact

Copy link or share directly

Instagram
QR Code