Adeega internetka Golis Qardho isbedel ayu rabaa
12
people have signed this petition. Add your name now!
12
people have signed. Add your voice!
2%
Shacabka Qardho waxay ka codsanayaan Shirkada Golis inay isbedel ku sameyso internetka moobilada (Mobile data), gaar ahaan xilliyada xagaaga oo dad badan u soo xagaabaxaan magaalada.
F.G. Dacaayad shirkada lagu waxyeelenayo. Waa fariin shacabku u gudbinayaan shirkada si dib u habayn loogu sameyo adeega internetka.
Comment
See More 0