Skip to main content

Adeega internetka Golis Qardho isbedel ayu rabaa

11 Comments

C
Caydarus caadi rahman cali
8 years ago

Khadka magaaldu ma hormarsana quality fcna ma leh marka wax ha laga qabto mahadsanidin

A
Axmed dhollowaa
8 years ago

War Golisi waa hooyada hormarinta isgaarsiinta iyo xadaarada Puntland, intaan indhoqaadnay garaadna helnay waxaan kunaqaanay hormarka gobalka iyo adeeg saafi ah oo ay ummada uhaysay.

M
Mohamoud Dhoodi
8 years ago

Adeega internetka qardho isbedel ayuu rabaa

M
Mohamud
8 years ago

Waxan ka codsanaynaa shirkada inay naga jabiyan netka khidmadiisa oo kor uqadan speedkiisa

M
maxammed sandheere
8 years ago Featured

Shirkadda Golis waa inay cadaalad ula macaamishaa macaamiisheeda. Xaq maaha in shaqaalaheedu helaan khad fiican macaamiisheeduna helaan khad liita. Fashiluu Golis.

M
Mohamoud nur dhodi
8 years ago

Golis waa inay u jebisaa macmiisheda sevviceka ay bixiso ee internetku ugu horeeyo

A
Abdishakur
8 years ago

Xaruntooda Qardhood ha lagu mudaharaado

M
Mohamoud osman qarey
8 years ago Featured

Waxaan kamid ahay dhalinta magaalada qardho sidaas darteed waxaan sixushmadleh ugusoo godbinayaa maamulka shirkada golis in kor looqaado isticmaalka internetka magaalada qardho maadaama ay aad usoo bateen dadku xagaagan. Mahad sanidiin

O
Osman
8 years ago

Waa sixiixay

A
Ali A Dirie
8 years ago

Qardho Khadka internetka waa liita wiliba mid hoose wuxu u baahan yahay in wax laga qabto si deg deg ah .

N
Nawaal Axmed
8 years ago

Xaqiiqatan khadka Golis ee Qardho wuu xun yahay wuxuuna u baahan yahay isbedel deg deg ah