
Codbixin ka dhan ah Alteeso
18
people have signed this petition. Add your name now!

18
people have signed. Add your voice!
2%

Cod bixintaan waxay ku socotaa Alteeso oo saadaaliyay in Arsenal ay ka guuleysan doonto Barcelona. Mala dhihi karaa ninkan waa qabiir kubadda cagta wax ka yaqaan, mise waa naceyb uu u qabo kooxda Barcelona? Alteeso waa saxafi uu shaqeeya wargeyka wax ka qora ciyaaraha ee la yiraahdo "Laacib.net", sidaa darteed, waxaan idinka codsaneynaa inaad codkiina nasiisaa si uu u waayo shaqada uu ka hayo wargeyska hadii Arsenal ay guuldareysato. Mahadsanidiin ... NB codadku waa inay gaaraan 1000 cod!
Comment