
BaaqShacab
200
people have signed. Add your voice!
14%

Haa. Somaliland Baan Jecelahay. Waxaan Rabaa Inay Hesho Aqoonsi Oo Ay Noqoto Dal Badhaadha Oo Hormood U Ah Afrika Iyo Aduunka. Taas Waxa Lagu Heli Karaa Iyada Oo La Raaco Dastuurka Oo Ah Heshiiska Bulsho.
#BaaqShacab #SinaanIyoCadaalad #Ismaqal