Mawliid Cali 0

Waxaanu Ka Soo Hor jeednaa In La Iibiyo Gaandi Library

Show your support by signing this petition now
Mawliid Cali 0 Comments
1 person has signed. Add your voice!
1%
Maxine K. signed just now

Xukumadda Somaliland ayaa damacsan Inay Iibiso Library-ga Gaandi ee Ku Yaala Badhtamaha Hargeysa Oo Arday badan iyo Aqoon yahan mudo dheer u ahaa Marjac iyo Meel ay wax kaga akhristaan Buugaag kayd ah oo taala iyo Internet-ka Macluumaadka ay uga baahan yihiin.

Sidaas darteed waa inaynu diidno Iibinta Gaandi Library iyo in Goobtaas dad weyne noqoto Meel Dan gaar ah loo isticmaalo, dad gaarina yeesho

Share for Success

Comment

1

Signature