Signatures 336 total
-
301
Name: Abu Dujaanah on Jan 23, 2003State: TNCountry: USComments: Nabad waarata Aloow nasiiFlag
-
302
Name: Khaliifcusmaan Muxumed on Jan 23, 2003State:Country: SDComments: nabad ayaan naaso lamaallo leh ,waxbarasho ayaa horrumar lagu gaaraa,nidaam ayaa lagu helaa amnni iyo daganaashoFlag
-
303
Name: Cabdicasiis Warsame on Jan 23, 2003State:Country: SOComments: waxaan taageersanahay fikada noocaan ahFlag
-
304
Name: SAHRA CALI on Jan 23, 2003State:Country: CHComments:Flag
-
305
Name: MOHAMED ALI on Jan 24, 2003State: MNCountry: USComments: WAA IN WAX LAGA QABTAA DHBAATADA DABA DHEERAATAY HA AHAATO MEEL KASTO AMA GOBOL ALBA OO SOOMAALIYA KA AH WAXAA SHACABKA LAGA DOONAYAA INAY ILAAHEY KA CABSADAAN IYO RASUULKII SUUBANA NAXARIIS IYO NABAD GALYO HA AHAATO IN WADADIISII LARAACO IN CULUMADU NUUCA AY AHAATO AY MEEL ISKAGA MID AH KA SOO JEESTAAN OO AAN LA ORAN WAHAABIA SHAFIYA QAADIRIYA OGOW NIN WALBA ILAAHEY BAA LA XISAABTAMI DOONO IYO FALKUU GAYSTO MARKAAS SIDAAS DARTEED DIINQABIILEEDKA AAN ISKA DHAAFNO HADII CULUMADU IYO ODAYAASHA AYSAN RAAALI KA AHAYN DHACA BOOBKA IYO FIDNADA DAGAAL OOGE WAXBA MA TARI KARO WAAYO AYAGA KUWA DHAHAYA WAA SAXAN TAHAY AYAGOO DANO GAAR AH FIIRINAYA WASALAAMU CALAYKUMFlag
-
306
Name: Mohamoud Musse on Jan 24, 2003State:Country: SOComments: anigoo ah wiil dhalinyara ah oo kunool casimada ganacsiga ee bosaso puntland waxaan aad iyo aad uga qiirooday arinta xasuuqii dhowaan loo gaystay ardayda iyo beri magaydada waxaan marlabad anigoo ku hadlaya dhalinyarada puntland magacooda kacodsanayaa mamulka ka jira beesha arintana waxashnimada ahi kadhacaday in dadka gaystay arintaa maxkamad la horkeeno lana mariyo wajibkooda waxaan kaloo ugu tacsiyeeynayaa soomali oo dhan gaar ahaan ehelkii birimagaydada inuu samir iyo iman ilahay ka siiyo waxaan kaloo ilahay kabaryayaa inuu soo maliya wax dhexyala ugu bedolo xanuun war somaliya hadad firiso ama ayba tahay shacabku waxba isuma qabaan ee waxaa laysku hayaa waa dhulka war dhulka ayaa uu racayaa oo lategaya akhgiro war tolow ilahay hal;aga baqo oo dib halasugu noqdo thank u by mohamoud muuse iise bosasoFlag
-
307
Name: Cabdi.karin Maxamed on Jan 24, 2003State:Country: NOComments: waxaantiyaaru ahay in aan kamidnoqdo dadka taageersan arintaan laakiin habkee waxlooqaban karaqaFlag
-
308
Name: Mohameddeeq Abdi on Jan 25, 2003State:Country: EGComments: waxaan filayaa iney tahey tilaabadan bilowga dhaqdhaqaaqa dhabta ah ee bulshada soomaaliyeed kaasoo dhali karo in lagaaro heer la iska tuuri doono heeryada dulliga ee nasaaran dhowr iyo tobanka sano.Flag
-
309
Name: Hussein Nur on Jan 25, 2003State: MNCountry: USComments: No commentsFlag
-
310
Name: Mohamed Abdulaahi on Jan 26, 2003State: NYCountry: USComments: waxaan rabaa in aan ka dhiibto fikrad war aad maalin dawayd halkan kusoo qortay oo ku saabsanaa dagaalo dhawaan ka dhacay gobolka soomaalidu degto ee ka tirsan ethiopia waxaan ahay dadka kasoo jeeda gobolkaa kamana aanan dhalan midna labada qabiil ee ku dagaalamaya halkaa laakiin waxaan aad uga xumaaday in aad websitekaaga u ogalaatid nin sheegaya in qabiilkiisu dilay kumanaan qof oo muslin ah ama soomaali ah waan jeclaan jiray in aan websitekaaga aan galo oo aan ka akhristo wararka soomaalida khuseeya laakiin hada ma garanayo hada in wixii aan ka akhriyo websitekaagu uu yahay war iyo in uu yahay waxkale xaq ayaad u leedahay in aad ku qortid waxaad doontid websitekaaga laakiin ha ilaawin hadaan soomaali nahay waan ka dharagsanahay dhibaato iyo darxumo marka aad u ogalaatid dad waxaas oo kale sheegaya waxaad ku dhiirigelinaysaa qabiilka uu odaygu leeyahay waan xasuuqnay ay ka cadhoodaan oo ay ku kacaan dil iyo dhac iyo wixii lamid ah. waxaan jeclaan lahaa wararka aad daabacdaa in ay noqdaan war ma aha in aan qortaan wixii war ah maha in aad qof u yeedhaan oo u isna ku hadlo wixii uu rabo waan in aad isku daydaan in aad raadisaan xaqiiqda raali iga ahow hadii aan qoray wax qalad ah am ay fikradaydu khadlan dahayFlag
-
311
Name: Mohamed Abdulaahi on Jan 26, 2003State: NYCountry: USComments: waxaan rabaa in aan ka dhiibto fikrad war aad maalin dawayd halkan kusoo qortay oo ku saabsanaa dagaalo dhawaan ka dhacay gobolka soomaalidu degto ee ka tirsan ethiopia waxaan ahay dadka kasoo jeeda gobolkaa kamana aanan dhalan midna labada qabiil ee ku dagaalamaya halkaa laakiin waxaan aad uga xumaaday in aad websitekaaga u ogalaatid nin sheegaya in qabiilkiisu dilay kumanaan qof oo muslin ah ama soomaali ah waan jeclaan jiray in aan websitekaaga aan galo oo aan ka akhristo wararka soomaalida khuseeya laakiin hada ma garanayo hada in wixii aan ka akhriyo websitekaagu uu yahay war iyo in uu yahay waxkale xaq ayaad u leedahay in aad ku qortid waxaad doontid websitekaaga laakiin ha ilaawin hadaan soomaali nahay waan ka dharagsanahay dhibaato iyo darxumo marka aad u ogalaatid dad waxaas oo kale sheegaya waxaad ku dhiirigelinaysaa qabiilka uu odaygu leeyahay waan xasuuqnay ay ka cadhoodaan oo ay ku kacaan dil iyo dhac iyo wixii lamid ah. waxaan jeclaan lahaa wararka aad daabacdaa in ay noqdaan war ma aha in aan qortaan wixii war ah maha in aad qof u yeedhaan oo u isna ku hadlo wixii uu rabo waan in aad isku daydaan in aad raadisaan xaqiiqda raali iga ahow hadii aan qoray wax qalad ah am ay fikradaydu khadlan dahayFlag
-
312
Name: Cabdikariin Maxamed on Jan 26, 2003State: MECountry: SOComments:Flag
-
313
Name: Maxamuud Xasan on Jan 26, 2003State: ALCountry: ASComments:Flag
-
314
Name: Ahmed Nuur Salad on Jan 27, 2003State:Country: FIComments: Waxaan ahay Soomaali ka gilgishay dilkii foosha xumaa ee loo geestay ardaydii dugsiyada ee lagu toogatay Muqdisho dhawaan waxaana Allah uga baryaa janadii fardawsa aradayddii ku geeriyootay Kenya dhaawacyadii soo gaaray dartood. Waxaan u soo jeedin lahaa Soomaalida oo dhan in la iska bixiyo qidmadda canshuuraha oo ay ku waa jibtay ruux kasta oo Soomaali ah min mas'uul sare ilaa kan shacabka caadiga ah ay isku si ugu waajibtay bixiFlag
-
315
Name: Cabdiraxiin Cabdi Macalin on Jan 27, 2003State:Country: NLComments: waad ku mahadsantihiin arintaan aadsameeyseen laakiin waxaa muhim ah inuuw ogaado sida jahliga ah oo aan qabiilka u,isticmaalno oon wax walba usameeyno qabiilkeeyna taasina waaqalad marka waxaan kacodsanayaa umada soomaaliyeed ineey kadheeraadaan arimaha qabiilka oo keeni kara wax alaala iyo waxdhib u,ah umadakale waa mahadsantihiin.Flag
-
316
Name: Abdi Iyow on Jan 27, 2003State: MNCountry: USComments:Flag
-
317
Name: Ali Ibrahim on Jan 28, 2003State:Country:Comments: waa sax arintaas waana ku raacsanahey in ay sida kor ku qoran Loo raaco Awes cade U/KFlag
-
318
Name: Aden Diriye Ibrahim on Jan 29, 2003State:Country: NZComments: Anigoo ah Aden Ibraahim Diiriye,kuna nool dalka Newzealand waxaan ka soo hor jeedaa oo aan cambaaraynayaa dadka caadaystay Arimaha foosha xun oo ay ka mid yihiin Kufsiga Dumarka,dilka dadka Rayidka ah,dhaca hantida dadka.Waxaan taageerayaa Go,aamada kor ku xusan oo tilmaamayaa in Ciqaab adag la mariyo dadkii dhibtii hore iyo tan maantaba u geystey soomaaliya oo bedelay dhaqankeenii fiicnaa. waxaan mahad u celinayaa dhallinyarada ka shaqaysa wargeyska dayliine.Flag
-
319
Name: Abdi Osmaan on Jan 29, 2003State: COCountry: BWComments: i want to my friens iam a bay want a goilFlag
-
320
Name: C/xakiin Shariif on Jan 29, 2003State: GACountry: SOComments: baaq ay soo saareyn dhalin yarada qowmiyada reerbanaadiriga iyo digil/mirfle ee da,dooda udhaxeeysa_20_30 ee ku nool magaalada masar 1 waxaan salaan diiran u direeynaa dhamaan qoomiyada oo dhan meel kasta ay joogaan marka labaad .waxaan ugu baaqeeynaa hogaamiyaasha beelahaas wada dhashay in ay door fiican ka dheelaan doorka siyaasad ee somalia waxaana ugu baaqeeynaa in dhaxdooda laga faa.ideeysan waxaana ugu baaqeynaa in ay had iyo joor mideeysnaadan waxaanu leenahay wixii qilaaf ah in lagu dhameeyo wada hadal, baaqan ayaa soo baxay kadib marki ay shir yeeshen dhalin yarada qoomiyadas oo ku nool magaalada qaahira wuxuuna ku socdaa dadkaan1mr xasan maxmed nuur (shati gaduud)2 mr sheekh aadan(madowe )3eng muunye sayid cumar waxaa soo gaarsiyay baaqan joornalka madaxa dhalin yarada qomiyadaas mr c/xakiin shariif aadan (sidii)Flag
-
321
Name: Fu,aad Ali on Jan 30, 2003State:Country: NOComments: asalaamu caley kum warax matulahi wabarakaatu.salan kadib libaax dhul an dhul kisa eheen jooga waa mukulaal marka waxaan nahy mukulaalo saas mana anfacadaa dadoo marka nin waliba wadan kisa wax udhaama malaha dhibka malaga dhameeyo an soolaabanee byeeeeeeeFlag
-
322
Name: Sahra Awed on Feb 2, 2003State: MNCountry: USComments:Flag
-
323
Name: Suudi Axmed on Feb 5, 2003State: MNCountry: USComments: hadaba dhamaan shacbiga soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa in lasoo caliyo maxkamadaha islaamiga ee kahawl gali jiray muqdisho iyo nawaaxigeeda sababtoo ah dhibaatada waa ay yaraanaysaa in sha alaahu tacaalaFlag
-
324
Name: Shire Barre on Feb 8, 2003State: TXCountry: SOComments: waxaan ka xumahay dagaalada daba dheeraaday ee soomaliya ka socda waadna mahadsantihiinFlag
-
325
Name: Abdi Mahad on Feb 10, 2003State:Country: USComments: Waad ku mahad santahay , is xil qaanka aad is xil qqantay , lakiin waa in aad sii wadadaa . ByeFlag
-
326
Name: Guled Ali Basha on Feb 12, 2003State: WYCountry: SOComments: Waxaan U mahad Celinayaa waal kii soo diyaariyey Qoraalkan Cabashada ah run ahaantiina wax tar weyn u leh dhamaan shacabka soo maaliyeed una fureysa albaabka aragtida fiican. Mahadsanid.......Flag
-
327
Name: Ahmad Nuur on Feb 13, 2003State:Country:Comments: aniga waxaan ahay qawiilada yar yar oo dagan soomaalia waxaan kacabanaa .maamulka cabdiqaasim iyo haweyaha dulmiga ay raaliga iska yahiin ayaan kacabanaa sababtuu ah aniga haweya ma ahi iyo daaruud iyo dir 3daxda ma ahi hadana waxaan xamar oo kasuutagay haweye siiwa hawar gadir ayaan xamar oo ka soo tagay hada waxaan karajiiniinay shirkii carta wuxuu noqda mid kadara ayuu noqday shirka carta waxaa soo baxay cabdiqaasim iyo ciir wuxuu noqday kadar dibi dhal laakiin waxaan kanabcanahay haweyaha itoobiye marka ilaah hanuukiina mariikan sidag dag badan aamin aamin waxaa likala soo xariirkaraa emelka mudeyc@hotmail.com ilaah naka qabta hawar gadhir iyo itoobiyaFlag
-
328
Name: Cumar Cabad on Feb 15, 2003State: KYCountry: KEComments: Colaadaha iyo khilaafaayada siyaasadeed waxaa lagu waayay naf iyo maal, si la mid ahna waxaa ka dhashay burbur, barakac baaxad weyn leh, iyo dilal loo geystay shacabka si aan kala sooc laheyn. Dhacdadii 24/12/2002 ee xasuuqii ardayda waxay daba joogtay xadgudubyo xad dhaaf ah oo loo geysanayey had iyo jeer bulshada Soomaaliyeed. Haddaba, Anigoo ah saxiixaha cabashadan kana soo horjeeda xasuuqa, dilka, afduubka, kufsiga, iyo xadgudubka ardayda,haweenka,adeegayaasha bulshada iyo dadka rayidka ah. Waxaan codsanayaa : 1.. In cid kasta ee geysata xadgudub ka dhan ah caruurta, ardayda iyo dadka rayidka ahba la horkeeno caddaaladda. 2.. In bulshada caalamku u sameyso maxkamad caalami ah oo baarta, xukuntana dambiilayaalka dagaal ee ku xadgudbaya dadka rayidka ah, sida ku cad xeerarka caalamiga ah. Waxaan caddaynayaa: 1. In cid kasta oo sheeganeysa maamulka goobta uu xadgudub ka dhaco ay mas’uul ka tahay soo qabashada dambiilayaasha falka geysanaya. 2. In odayaasha dhaqanka, culumaaudiinka, aqoonyahannada iyo cid-kasta oo sheeganaysa mas’uuliyada bahda ay ku abtirsanayaan dadka geysanaya fal dambiyeedyada, iyagana ay ku dhaceyso mas’uuliyadda faldambiyeedyadaas. 3. In dadka iska leh hubka, qalabka, hantida iyo mas’uuliyadda ciidanka dambiga lagu galayo ay mas’uul ka yihiin falka lagu fuliyo hubkooda, qalabkooda, ciidankooda iyo hantidoodaba, lagulana xisaabtami doono. Waxaan ballan qaadayaa: In aan si dhab ah uga qeybqaato ka hortagga xadgudubyada loo geysanayo dadka rayidka ah, una huro waqti iyo hantiba waxaan balan qaadayaa dadakaasi nin ayihiin kuwa kadahaxa shaeynyaa iskuderka somnliada kuwaasoo ogaleyn in ayheer vgaaratao somlaia ama ay doladc noqta waxaan ilaaheyb kabarayaya in uu ilaahey kaqabatao kuwa kuwada shacakaba somlieed dhibka kufsoiga afduubka dilaka shracidarada haFlag
-
329
Name: Maxamed Siyaad on Feb 27, 2003State:Country: YEComments:Flag
-
330
Name: Maxamed Siyaad on Feb 27, 2003State:Country: YEComments:Flag
-
331
Name: Maxamed Siyaad on Feb 27, 2003State:Country: YEComments:Flag
-
332
Name: Maxamed Xaaji Yuusuf on Mar 9, 2003State:Country:Comments:Flag
-
333
Name: Abdirahman T. on Nov 26, 2006State:Country: ETComments: waxaan diyaar unahay inaan dhawro sharafta shacabka soomaaliyeedFlag
-
334
Name: Anonymous on Jul 16, 2007State: TXCountry:Comments: No commentFlag
-
335
Name: Sahro Ahmed on Aug 7, 2007State:Country: NLComments: You are doing a great job. Keep it up and continue the discussion.Flag
-
336
Name: Abdi Rahmaan Mahomud on Aug 16, 2007State:Country: SEComments: waxan ka so horjeda dhibatada dadaka somaliyey lo gesanayo oo u gesanayaan datka aan wax karashada ehFlag