Powered by iPetitions - Start your online petition now

Signatures 336 total

Page: « 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7 »

  1. 151
    Name: Faaraxdeeq Siciid on Jan 19, 2003
    State:
    Country: DK
    Comments:
    Flag
  2. 152
    Name: ABDULKADIR AHMED on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NL
    Comments:
    Flag
  3. 153
    Name: Faaraxdeeq Siciid on Jan 19, 2003
    State:
    Country: DK
    Comments:
    Flag
  4. 154
    Name: Jet Lee on Jan 19, 2003
    State: MN
    Country: US
    Comments: sxb yaal runta aan isku sheegno ma hadaad is tiraahdeeyn aan u doodno xuquuqda bini aadamka taas waa idinka diidnay miyaad iloowdeeyn markaad disheeyn ama kufsateeyn ciyaalkii darood ee jiray 8 ilaa 13 jir oo xitaa markaad kufsataan oo aad dishaan xitaa aad u quuri weeydeeyn duuga marka shan cunug aad iska disheeyn ayaad iska dhigeeysaan dad aan waligiin ciyaal dilin ama laga dilin soamlia idinkaa ugu xun xaga bini aadan nimada marka naga daaya cabashada badana waynu is naqaanaa sxb yaal ciyaal iskuuleey ah oo lagu dilaya xamar war waligiin ayaad ciyaalkiina iyo ciyaalkaba goorici jirteeyn runtiina maka nixin ciyaalkii aad iska disheeyn saas ciyaalkeeniba idinkaa dilay maxaa kiina uga naxayaa lakiin xage bini aadan nimo ama diin aha alaha u naxariisto ciyaalkaas intaas waa inta aan idinka aqoon roonahay mooryaan yahay qurunka aha
    Flag
  5. 155
    Name: Ahmed Abdullahi on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments: Waxaan rajaynaya in ay noqoto cabshadan in ficilna leh haduu Ilaah idmo mustaqbalka dhow!!!!!.AHMED AFJAC
    Flag
  6. 156
    Name: Axmad C/lle Hilowlle on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NL
    Comments: Runtii waxaa wax aad looga xumaado ah in cid aan wax galabsan ama wax u dhimin si uka kac ah loo laayo,sidaas darteed waxaan ka codsanayaa dadka ay quseyso in ay joojiyaan Dilka,Dhaca Kufsiga,Afduubka ay ku hayaan umadda dhibaateysan oo aygaba tooda haysato.
    Flag
  7. 157
    Name: Cumar Ciise on Jan 19, 2003
    State:
    Country: CA
    Comments: Salaama calaykum, Waa wax aad iyo aad looga naxo oo ka fog bini-aadminimada. Balse, waa in dadka la midoobo oo marka hore lagu midoobo Soomaalinimo. Ka dibna la dhiso ciidan soo qab-qabta dadka dhibka geysanaaya.Odayaasha dhaqan-ku-sheegga ah ayaana ugu daran. Waayo waa kuwa eey ku baal qarsoomaan.
    Flag
  8. 158
    Name: Farah Mohamed on Jan 19, 2003
    State:
    Country:
    Comments: qof damiir leh oo dadnimada wax ka yaqaan wuu ka damqanayaa fikirka xasuuqa iyo xad gudubyada raacsan,waxaana aan ka soo horjeeda si badheedh ah cid walba oo ficil iyo fikirba u taageerta xumaha maatida iyo dalkaba lagula kacayo-qof walbuu ahaado iyo qabiil kastuu ka dhasho, allaha ka dhex qabto ummadda dhexdeeda hana garansiiyo waxa ay yihiin
    Flag
  9. 159
    Name: Mahat Alas on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments:
    Flag
  10. 160
    Name: Iiman Jama on Jan 19, 2003
    State: WI
    Country: US
    Comments: salaan dhaman intii soofakartay arintaan wahaan sahiihayaa dhamaan wixii humaanta kasoohorjeedah wahan aaminsanahay qab yaada waacudur dilaa ah mantana sabab noonoqday wandaalna hada wahan ubaahanahay gasi nookacah ar iyo dumar aan kacno aqristoow mahad saniddhamaan tiin
    Flag
  11. 161
    Name: Hussein Adem on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: wxaan si aad uga soo horjeedaa xsuuqa iyo xadgudubka dadka rayadka ah. waxaa kaloon leeyahay kuwa is dagaalaya ayeyna ku kordagaalamin dadweynaha tabarta daran ee colaadaha/gaajada la liicaya.
    Flag
  12. 162
    Name: Maxamed Aadan on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments:
    Flag
  13. 163
    Name: Shukri Maxamed on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments:
    Flag
  14. 164
    Name: AHMEDnUR Hared on Jan 19, 2003
    State:
    Country: US
    Comments:
    Flag
  15. 165
    Name: Ilhan Omar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments:
    Flag
  16. 166
    Name: Ilhan Omar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments:
    Flag
  17. 167
    Name: Faisal Korubood on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SO
    Comments: Asalama calaykum, Waxaan aad uga raja xumahay una soo jeedinayaa cabasho guud dhammaan nimanka isku magacaabay inay soomaaliya madaxda ka yihiin iyo kuwa u ola oleeya oo danaha shaqsiyeed ku socda inay ka daayaan dagaalka iyo dhibka ay ku wadaaan soomaaliya iyo laynta ay ku wadaan dhalinta u soo kacaysa dalka. Waayo, waxaanan shaki ku jirin cid walbana ogtahay soomaaliya meel kasta haka joogee in nin kasta oo madaxweyne ama xilal kale oo aanan waxba ka jirin isku magacaaba inuu caruurtiisii iyo naagtiisii ay dibedda ugu maqantahay wuxuu xaabada ka dhiganayana ay tahay birimagaydada kale. Sidaas awgeed, na dhaaf oo nagataga illaahbaan idinku dhaarshayee, tan kale dhammaan dhalinta waxaan ku boorinayaa inaysan kuwaas u hiilin. Mahadsanidiin
    Flag
  18. 168
    Name: Yusuf Mohamed on Jan 19, 2003
    State: MN
    Country: US
    Comments: marka hore waxaa mudan in aan sheego somliya in uu san wax xal ah u imaanaynin int loo kala qaybinayo qabaa'il iyo jilibyo,waxaa kaloo la ogaaday inta ay socdeen dagaalada sokeeye madax dhaqameedyada culamaa-uddiinka iyo siyaasiyiinta wax awood ah in ay ku leheen maleeshiyaadka dagaalamaya mujtamacana ku haaya dhaca boobka,dilka ,kufsiga,iwm waxaan aragnaa in xalka somaliya uu ku jiro in la helo dawlad qaran,waxaan kaloo aragnaa in ruux mas'uul uu san ka noqon karin ruux kale fal dambiyeedkiisa hadii uu san reebi karin fal dambiyeedkaa. waxaan ka soo horjeednaa waxa lagu haayo shacabka somaaliyeed guud ahaantiisa waxaan u soo jeedinaynaa umadeena in ay u doortaan hogaamintooda siyaasadeed dad daacad ah kuna beeran beer naxariis len wax garadna ah. in ay ka daba haraan kuwa isku sheegaayo in ay yihiin hogaamiyayaal siyaasadeed oo hadana aanan ka shaqaynaynin dantooda ma ogiyee oon marnaba aysan arkaynin danta umadooda.
    Flag
  19. 169
    Name: Abdinasir Jama on Jan 19, 2003
    State: MN
    Country: US
    Comments: WAxaan taageersanahay in lajoojiyo dilka macnodarada oo ay sameeyaan dad aangaranen dhibta ayleedahay.
    Flag
  20. 170
    Name: Farhan Hersi on Jan 19, 2003
    State: GA
    Country: US
    Comments:
    Flag
  21. 171
    Name: Abdirahman Barrow on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments: Asalamu caleykum... Umadeey hadaan anaga ficannahay ciyaalkaas xaqdarada lagu dilay & kuwa horey loolaayay iyo kuwa lalaaydoono waa kadhiidhin laheyn ,lakin inagaa ah dad qalbiga madoowyahay kuwa noogu qalbi madowna taladan u dhiibanay. Salaamu caleykum
    Flag
  22. 172
    Name: Abdullahi Ahmed on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NL
    Comments: waan ku raacsanahay arrintaas, laakin maxaa horey looga dhiidhinwaayey arrintaan mase Dayniile wuxuu ka xanuunsaday arrintaan keliya ileen horey waxaa loo geeystay arrimo aad u foolxun oo sida arrintaan looga qeyliyay aan kuwaas loo buunbuunin, waxaan rajeeynaaya in arrin kasta oo dhacda sidaa looga qeyliyo, waxaan u mahdacelinayaa bahda DAYNIILE.
    Flag
  23. 173
    Name: Mohamed Alamin Mohamed Alhadi on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments:
    Flag
  24. 174
    Name: Prof.Mohamed Isse Aden on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments: Inta dhiigooda Somaali tahay,ee neceb qabiilka ha noqdeen hal bah,ee xukunka lawarwwga.
    Flag
  25. 175
    Name: Prof.Mohamed Isse Aden on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments: Inta dhiigooda Somaali tahay,ee neceb qabiilka ha noqdeen hal bah,ee xukunka ha lawareegaan.
    Flag
  26. 176
    Name: Abdulkadir Hassan on Jan 19, 2003
    State:
    Country: AU
    Comments:
    Flag
  27. 177
    Name: Fathia Yusuf on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NO
    Comments: waxan ka soo horjeedaa falalka ka baxsan bini adaminimada ee lagul akacayo dhamaan dadka aan waxba galbasan ee ah duamr iyo caruur iyo shacbi weynaha soomaliyeed ee aan waxaba geysan waxan caalamka ka codsanayaa ina wixii sameeya ku xad gudub xuuquda biniaadm ka ah lala xisaabtamo ooay taariikhdu sheegi doonto waaxaa wacan inad ilaaahya ka baqdaan
    Flag
  28. 178
    Name: Salah Shoble on Jan 19, 2003
    State: MD
    Country: US
    Comments:
    Flag
  29. 179
    Name: SAYIDKA QARNIGA on Jan 19, 2003
    State:
    Country: FI
    Comments: WAAN TAAGEER SANHAY BAAQAAN
    Flag
  30. 180
    Name: Yusuf Sheikh Omar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: AU
    Comments:
    Flag
  31. 181
    Name: Sharif Ahmed on Jan 19, 2003
    State: AL
    Country: CA
    Comments: confirm maslaxada ummada
    Flag
  32. 182
    Name: Abdulahi Alaso on Jan 19, 2003
    State: MN
    Country: US
    Comments:
    Flag
  33. 183
    Name: Ahmed-nuur Abdullaahi Siyaad Sooyaan on Jan 19, 2003
    State: WA
    Country:
    Comments: dadka inta xumi mawaxay kabadantahay inta samaha jecel warmooryaanta iska qabta ragbaa ilaahay idinka dhigaye
    Flag
  34. 184
    Name: Ahmed Hagi-mohamed on Jan 19, 2003
    State:
    Country: AU
    Comments: waxaan raacsanahay in kuwa ku tuntay xaquuqda dadka soomaliyeed iyo raketkooda dhaca iyo boobka iyo argegexinta ay ku hayaan nafteena iyo dadkeena..marnaba ama sinaba aysan uga fakan in lal xisaabtamo.. isu soo dhawaanta ummadda soomaliyed.
    Flag
  35. 185
    Name: Amina Isharif on Jan 19, 2003
    State:
    Country: US
    Comments:
    Flag
  36. 186
    Name: Abdirashid Yusuf on Jan 19, 2003
    State: CO
    Country: US
    Comments: waxaan soo dhowaynayaa baaqa shacabka soo maliyeed ay ku doonayaan in la soo qabto lana maxkamadeeyo dembiilayaasha dagaal iyo kuwa xasuuqa kageeystay meelkasta oo kamida dalka soomaliya ha ugu horreeyeen qab-qablayaasha Koonfurta Somalia iyo dadka ku taageera iyo qab-qable Col.Abdulahi Yusuf oo sigaara xasuuq ba'an k sameyay 2dii sano ee ugu dambeeyey puntland
    Flag
  37. 187
    Name: Ahmed Farah on Jan 19, 2003
    State: CA
    Country: CA
    Comments: this is good begining. Let us tackle this madness one at a time. Start with Mogadisho, then one city at a time I encourage you to go ahead with your campaign, and we are with you. Ahmed Farah Ahmedfarah@yahoo.com
    Flag
  38. 188
    Name: Ali Hassan on Jan 19, 2003
    State: MN
    Country: US
    Comments: waan ku raacsanahay in wax laga qabto arimah xun xun ee loo geesto soomalida masaakiinta ah
    Flag
  39. 189
    Name: Abduwahab Elmi on Jan 19, 2003
    State: MN
    Country: US
    Comments: Waxaan u malaynayaa in aynu hadda uun soo hambaabiray,ogaadana wali waxaynu haysanaa jaanis aynu isku daba qabano!
    Flag
  40. 190
    Name: Dofa Ali on Jan 19, 2003
    State:
    Country: CA
    Comments: waxan saxiixayaa dhibaatada ka jirta muqdisho iyo wax yaabaha xun xun ah oo dadka loo geysnaayo
    Flag
  41. 191
    Name: Duane Mohamed on Jan 20, 2003
    State:
    Country: IL
    Comments: xasuuqa ka dhacay dalkeena hooyo waa mid ay ka aragaxaan qof kaeta oo maqlay amaba looga sheekeeyey, kuwa joogay oo dhibku ku dhacay aya ka daran uur ku taalada ay ku reebtay, aad ayaan uga xumahay marka aan arkay amaba aan television-da iyo idaacadaha aan ka dhageysto waxa somalida ka dhacaya, bahda cabashada soo qortay way ku mahadsan yihiin, waxaan idin rajeynayaa inaad sii wadaan dadaalkiina. Good bless Somalia
    Flag
  42. 192
    Name: Mm Mmn on Jan 20, 2003
    State:
    Country: CA
    Comments:
    Flag
  43. 193
    Name: Abdifatah Abdullahi on Jan 20, 2003
    State: CA
    Country: US
    Comments: Waan ka soo hor jeednaa fal-danbiyeed kasta oo kadhaca dunida khaasatan kan soomaaliya boqnaha jaray ee qayrkeen iyo ku xigeenkeenba inaga reebay,waxaana ILAAHAY ka baryeynaa inuu naga qabto danbiilayaasha na rogay, waxaa kaloon u sheegayaa soomaali meel ay joogtaba in loo baahan yahay dad arrintan u istaaga oo hadal ma'ehee ficil ahaan u muujiya wax ka qabadka balaayadan waayo ILAAHAY qolo ma baddalo (shar iyo khayrba)inay iyagu is badalaan mooyee,marka waa inaan u guntanaa wax ka qabadka dalkeena waana tallaabo oo ku dayasho mudan in baaq iyo afti caalami ah la iska qaado,waa in tallaabooyin kale la qaado,waa in dacwad qab-qablayaasha ka dhan ah oo caalami ah aduunkoo dhan loo gudbiyo oo la qoro codsi caalami ah oo laga dalbayo dunidoo dhan in maxkamad lasoo taago danbiilayaashii dagaalka oo dhan khaasatan qab qablayaasha hada jooga,waa inaan lala gabbanin ee laga bilaabo cabdulaahi yuusuf ina caydiid,muuse suudi,moorgan,shaar guduud,si dunidu u aragto danbigooda iyo inaanay jirin cid ay matalayaan.marka waxaan idin leeyahay hawsha bilaabatay sii wada oobaaqa sii kordhiya ILAAHAYNA waa inala jiraa ee dadaala,ogaada taariikhdu dadka wax bay bartaa innnaguse wali wax fiican kamaynaan baranin xaaldda aynu ku jirno darteed wax kastaba ha sababeene. wabillaahi tawfiiq
    Flag
  44. 194
    Name: Faysal Saleban Jama on Jan 20, 2003
    State: GA
    Country: US
    Comments: waad salamantihiin waxaan aad iyo aad uga xumahay dilkii lo geystey ardeydii sonaliyeed iyo dadka rayidka ahba iyo dadka hawlwadeenada bulshada rayidka ah. waxaan codsanayaa in la horkeeno makabad ku xukunta faldanbiyeedkii ay galeen. waxaana codsanayaa in ay masuuliyada qadanayaan dadka masuuliyada sheeganaya meesha ay wax ku dileen waana in taariikhda lagu qoraa falkasta o nocaas ah oo dhaca meelkasta haka dhacee waad mahadsantihiin
    Flag
  45. 195
    Name: Ahmaed Samatar on Jan 20, 2003
    State: MN
    Country: US
    Comments: waxan si aan kagansholahayn ucadaynayaa inan taagersanahay dhamaan qodobada ko ku xusan waxaan si iiraanyo iyo caloolyoowleh uga xumahay qodobada kor ku xusan oo aamlin walba si aan ganbasho lahayn loogula kaco daka rayidka ah ama aan qabaailda waawayn kadhalan ama taagta yar sidaas darted waxaan diyaar la ahay waxkasta oo aan awoodo naftayda iyo hantidaydaba waxaan amaan u soojeedinayaa shaqigii ama shaqsiyaadkii ay maskaxdooda fikirkan kasoo manguuriyay iyo bageka Dyniile waad mahadsantihiiiiiiiiiin
    Flag
  46. 196
    Name: Doolaal Allamagan on Jan 20, 2003
    State:
    Country: FI
    Comments: HALAGA DOOYO DADKA MASAAKIINTA AH DILKA IYO DHACA OGAADA ILAAHAY AYAA U HIILINAYA
    Flag
  47. 197
    Name: Mohamed Mohamed on Jan 20, 2003
    State: GA
    Country: US
    Comments: could any body can help us to be free of those killers killing ppl whith out reason
    Flag
  48. 198
    Name: Sharis Sharif on Jan 20, 2003
    State:
    Country:
    Comments:
    Flag
  49. 199
    Name: Cudbi Abukar on Jan 20, 2003
    State: MN
    Country: US
    Comments: Waxaan garab taaganahay in aan ka qayb qaato inti aan awoodo ka hortaga burcadda caadeysatey in leyso dhammaan shacabka Soomaaliyeed sikastaba ha ku yimaadeene
    Flag
  50. 200
    Name: Axmad Hilalwle on Jan 20, 2003
    State:
    Country: SO
    Comments: waa wax aad looga xumaado dilka aan dhamaadka lahayn ee ay nagu hayaan hogaamiye kooxeedyada naxariis laawayaasha ah iyo dableeyda daacada u ah, 12-sano, kabacdi wali waxay u hamuun qabaan dhiig ay daadiyaan waxaase wax laga xumaado ah, halkii maxkamad caalami ah lasoo taagi lahaa nimankii mas'uulka ka ahaa dhibaatada somaliya, in ayagii loo fidiyay gogol ay dawlad kudhisayaan awoodana uqaybsanayaan,taas waa beesha caalamka oo nimnkaas dalacsiisay, uguna hambalyaysay wixii ay horay ugaysteen. isla markaasna ladhiira galiyay sidii ay hagaamiye kooxeedyo kale u abuurmi lahaayeen. ilayn dilka dadka darajaa lagu helaa!!!!!!>
    Flag

Page: « 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7 »

Sponsored links