Powered by iPetitions - Start your online petition now

Signatures 336 total

Page: « 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7 »

  1. 101
    Name: Abdirahman Ceynte on Jan 19, 2003
    State:
    Country:
    Comments: waan ka soo horjeda dhamaan xasuuqa dadka aan waxba galabsan.
    Flag
  2. 102
    Name: Mohamed Abdulle on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NL
    Comments: waad ku mahad santihiin xilka aad iska sarteen walayaal waana in laqabqabta burcada dhiiga walalahood rayidka ah ee muslimiinta xalashaday oo aan waxba galabsan marlabad waxan idin leeyahay garabkiina alaha galo anakana waan ini garabtaganahay walayal macasalama
    Flag
  3. 103
    Name: Mr. Aweis Noor on Jan 19, 2003
    State: OR
    Country: US
    Comments: waxaan aad uga xumahay waxyabaha ka dhacaya magalada muqdishu iyo gobaladeda.waxaa falka gesanayana waa layaqana qoladeyka dhasheen. waa in si deg deg ah wax loga qabto umadda qoladasi. wayo qabiil bay ka dhasheen. ummda itaan way ku filantahay war kadaya
    Flag
  4. 104
    Name: Mr. Aweis Noor on Jan 19, 2003
    State: OR
    Country: US
    Comments: waxaan aad uga xumahay waxyabaha ka dhacaya magalada muqdishu iyo gobaladeda.waxaa falka gesanayana waa layaqana qoladeyka dhasheen. waa in si deg deg ah wax loga qabto umadda qoladasi. wayo qabiil bay ka dhasheen. ummda itaan way ku filantahay war kadaya
    Flag
  5. 105
    Name: Bashir Gaal on Jan 19, 2003
    State:
    Country: IT
    Comments: waa arrin aad lagu bahan yahay in la sameeyo ,dhibka inta badan wuxuu garaa dadka tabarta yar
    Flag
  6. 106
    Name: Osman Ali Ahmed on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments:
    Flag
  7. 107
    Name: Abdul Aziz Ahmed on Jan 19, 2003
    State: KY
    Country: PK
    Comments: waxaan aad uga cabnaynaa xasooqa iyo amaan darda ka jirto dalka waxaan taagerenaa dadaal kasta oo wax loga qabnaayo
    Flag
  8. 108
    Name: Ahmed Aaden Hussein on Jan 19, 2003
    State:
    Country: US
    Comments: salaamucalaykum salaal kabacdi waxaan tacsi iyo murugo uga diraayaa naftayda dhamaan umada soomaliyeed silica iyo dhibaatada nagu dhacday walina nahaysata waxaana ugu ducaynaaya alaha nagabixiyo nibaataday aamiin
    Flag
  9. 109
    Name: Iman Icar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NL
    Comments: No comment
    Flag
  10. 110
    Name: Jirde Cali on Jan 19, 2003
    State:
    Country: CA
    Comments: Dadweynooy maad dareentaan dad la'aani dowlad ma dhisan tee, dadkeenuna ku dabargo'aye.
    Flag
  11. 111
    Name: Faisal Naleye on Jan 19, 2003
    State: OH
    Country: US
    Comments:
    Flag
  12. 112
    Name: CABDUL GEELLE on Jan 19, 2003
    State:
    Country:
    Comments:
    Flag
  13. 113
    Name: Ali Haji on Jan 19, 2003
    State:
    Country:
    Comments: Tol duloobay oday dooralaa loogu dawgalaye marunbaa doqaydii xulayd danaba dhaafaane bal dayooy rag caro duubanbaa dib u guhaadoone waa la doogiye yaan la dacaroonin waan ka xumahay 100% waxa dhacay ha la samro marbaan talada qaban doonaa oo la raaxaysan doonaa
    Flag
  14. 114
    Name: Ali Haji on Jan 19, 2003
    State:
    Country:
    Comments: Tol duloobay oday dooralaa loogu dawgalaye marunbaa doqaydii xulayd danaba dhaafaane bal dayooy rag caro duubanbaa dib u guhaadoone waa la doogiye yaan la dacaroonin waan ka xumahay 100% waxa dhacay ha la samro marbaan talada qaban doonaa oo la raaxaysan doonaa
    Flag
  15. 115
    Name: Xasan Maxamud on Jan 19, 2003
    State:
    Country: PK
    Comments: Horta ma xuma in laga hortaga dadka falalkaas wada laakiin waxaa is waydiin leh yaa ka hortagaayo oo maxkamad caadaalad samayn karo Taas jawaabteeda oo kooban waa inaan u labanaa diinteena oo ku dhaqanaa waa tii uu ala ku yiri qur'aankiisa (ruuxi ku xukuntamo wixii aan ka ahayn wuxuu ala soo dajiyay waa daalimiin). Marka aniga waan idinku waa faqsanahay hadii ay saas tahay hadii kalena bari ayaan ka ahay waliba waa ianay xukunka fulinayaan culimada soomaaliyeed wixii hiil iyo hoo waa idin la garab taaganahay. Asalaamu calaykum
    Flag
  16. 116
    Name: Abdisalam Abdulle on Jan 19, 2003
    State:
    Country: CA
    Comments: waad ku mahadsan tihiin shaqada wanaagsan ee aad kutala jirtaan in wadankeeni wax iska bedelo
    Flag
  17. 117
    Name: Osmabaashi Sheik Abdi on Jan 19, 2003
    State: TX
    Country: SE
    Comments: Aad iyo aad ayaan uga soohorjeedaa dhibka lagu hayo shacabka soomaaliyeed waxaanan diyaar u ahay in aan uga qayb galo si kasta oo looga hortagi karo wax magaratada maatadanada laynaysa waana in aan umidoownaa sidii aan u dhisan lahayn dalkeena una difaacan lahayn. Hanoolaato soomaliwayn hana israacdo
    Flag
  18. 118
    Name: Deeq Mohamed on Jan 19, 2003
    State: MO
    Country: US
    Comments: waxaan ku taageersanahy dhamaan qodbada kor ku qoran, diyaarna aan u ahay in aan kaalin ka geysto dhankayga. Guulaysta
    Flag
  19. 119
    Name: Osmabaashi Sheik Abdi on Jan 19, 2003
    State: TX
    Country: SE
    Comments: Aad iyo aad ayaan uga soohorjeedaa dhibka lagu hayo shacabka soomaaliyeed waxaanan diyaar u ahay in aan uga qayb galo si kasta oo looga hortagi karo wax magaratada maatadanada laynaysa waana in aan umidoownaa sidii aan u dhisan lahayn dalkeena una difaacan lahayn. Hanoolaato soomaliwayn hana israacdo
    Flag
  20. 120
    Name: Jibriil Yusuf Cali (shalabey) Shalabey on Jan 19, 2003
    State: ID
    Country: SD
    Comments: ilmaha latntoodu waa waxshinimo
    Flag
  21. 121
    Name: Mohamed Ali on Jan 19, 2003
    State:
    Country: US
    Comments:
    Flag
  22. 122
    Name: Hersi Omar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: DE
    Comments: Waxaan ku noolahay Dalka Garmanay Frankfurt. Waxaan Ahay Reer Soomaliland, Waxaana aad uga soo horjeedda, dhamaan waxii ka dhan ah Xaquuqda qofkataa u leeyahay inuu Nabad Gelyo ku noolaado.
    Flag
  23. 123
    Name: Hersi Omar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: DE
    Comments: Waxaan ku noolahay Dalka Garmanay Frankfurt. Waxaan Ahay Reer Soomaliland, Waxaana aad uga soo horjeedda, dhamaan waxii ka dhan ah Xaquuqda qofkataa u leeyahay inuu Nabad Gelyo ku noolaado.
    Flag
  24. 124
    Name: Liibaan Guuleed on Jan 19, 2003
    State: AL
    Country: SE
    Comments: Waa arrin aad u wanaagsan waana taageersanahay, waxay ahayd inaan mar hore sameeyno. Guul/Liibaan
    Flag
  25. 125
    Name: Zakaria Hussein Ga'al on Jan 19, 2003
    State: OK
    Country:
    Comments: waan adi salaamay dhamaantiin wiilal iyo gabdhaba
    Flag
  26. 126
    Name: Bashir Cliff on Jan 19, 2003
    State: OH
    Country:
    Comments: The only thing that we need in our country is peace,equality, and a good government.
    Flag
  27. 127
    Name: Mahamed Daboole on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: qabiilka halaga haro qaranimo ha loo shaqeeyo hadiikale next ten years wadan ka waa laqaadanayaa soomaaliya masii ahaanayso sida aytahay hada sikastaba hanoqotee waan umahad cilinayaa saxaafada oo dhan qaasatan kuwa qaranimada ushaqeeya sidaas iyo nabad gelyo A\CALAYKUM
    Flag
  28. 128
    Name: Mahamed Daboole on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: qabiilka halaga haro qaranimo ha loo shaqeeyo hadiikale next ten years wadan ka waa laqaadanayaa soomaaliya masii ahaanayso sida aytahay hada sikastaba hanoqotee waan umahad cilinayaa saxaafada oo dhan qaasatan kuwa qaranimada ushaqeeya sidaas iyo nabad gelyo A\CALAYKUM
    Flag
  29. 129
    Name: Mahamed Daboole on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: qabiilka halaga haro qaranimo ha loo shaqeeyo hadiikale next ten years wadan ka waa laqaadanayaa soomaaliya masii ahaanayso sida aytahay hada sikastaba hanoqotee waan umahad cilinayaa saxaafada oo dhan qaasatan kuwa qaranimada ushaqeeya sidaas iyo nabad gelyo A\CALAYKUM
    Flag
  30. 130
    Name: Ismail Mohamud on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments:
    Flag
  31. 131
    Name: Axmedkhaliif Haji Ali on Jan 19, 2003
    State: OK
    Country: NL
    Comments: ale halaga cabsado dadka xaqdarada lagu leena hala joojiyey magaalada muqdishana hala nabadeeyo.
    Flag
  32. 132
    Name: Cabdul Cumar on Jan 19, 2003
    State:
    Country:
    Comments:
    Flag
  33. 133
    Name: Ali Kofiro on Jan 19, 2003
    State: MN
    Country: US
    Comments:
    Flag
  34. 134
    Name: Hassan Wardhere on Jan 19, 2003
    State:
    Country: CA
    Comments: Waan idinku raacsanahay waadna ku mahadsantihiin. Qodobka 2aad xoogaa inaad beddeshaan ayaa fiicnayd, ilayn qof waliba wuxuu geesto ayuu leeyahay ama qeybta uu ku lahaa.In odayaasha dhaqanka, culumaaudiinka, aqoonyahannada inay gacan ku siiyaan sidii falalka dembiyeedyada loo hor istaagi lahaa intaanay dhicin, hadday dhacaana ciddii dembiga geysatay iyadaa mas'uul ka ah fal-dambiyeedkaas. "WALAA TIZIRU WAAZIRATAN WIZRA UKHRAA. Waad ku mahadsan tihiin.
    Flag
  35. 135
    Name: Awil Hussein on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: Runtii Aniga waan ka soo horjeedaa dhamaan waxaad ku sheegeyso halkaan, balse aiga hada kama soo hoejeedo dilka iyo dhaca tirada badan ee ka dhacaaya magaalada Muqdisho, waayo aniga markii hore kama aanan raali noqon dilkii iyo dhicii lagula kacay dadkii magaalada Muqdisho weligood degana oo degaan ahaan u lahaa, sida Bulshada Mudulood iyo dadka la yiraahdo benaadiri ama reer xamar, maanta markii dhowr caruur ku dhimatay shil ka dhacay laba mooryaan ayaa jiirku ku xanuunay oo aan cadalad soo xasuusatay miyaa, dilka iyo is xasuuqida hada ma aysan bilaaban sidii lagu joojin lahaayna jidkeeda kuma aad joogto, ee marka hore aan taariikhda dib u raacno oo is weydiino sidey ku bilaabatay xaqdarada, dhaca, kufsiga, isbaaro dhigashada, cidii keentay oo caadada ka dhigtay, kuwii ay xaqooda ku doodsiiyeen ayna isla mar ahaantaas u bixiyeen beelaha aan hubeysneyn iyo looma ooyaan, hadii aadan arimahaas oo dhan rabin in laga wada hadlo uma maleynaayo in aad xal u heleyso laba wiil oo arday oo hada kaa dhimatay, waxaana kuu sheegayaa raadi marka hore xaqa meeshuu ka xumaaday ragii ku tashaday iney xumeeyaan, sidey u xumeeyeen, ka dib xal waan heleynaa, tan kale xaq ninkii laga galay ayaa raadiye ee kii galay ma raadiyo saaxiib.
    Flag
  36. 136
    Name: Liiban Abdiraxman Atosh on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments:
    Flag
  37. 137
    Name: Liiban Abdiraxman Atosh on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: cabasho
    Flag
  38. 138
    Name: Abdirahman Ahmad on Jan 19, 2003
    State: OH
    Country: US
    Comments:
    Flag
  39. 139
    Name: Saciid Guuleed on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SO
    Comments: anigoo ah saciid nuur guuleed waxaan saxiixayaa in kuwa caadeystay inay laayaan isla markaana ay afduubaan ardayda,caruurta, haweenka,dhaqaatiirta.iyo dadka tabarta yar ee aan waxba galabsan in la horkeeno cadaalada gooray noqotaba . waa= saciid nuur guuleed [ridil].
    Flag
  40. 140
    Name: Mohamed Salad Ali on Jan 19, 2003
    State:
    Country: DK
    Comments:
    Flag
  41. 141
    Name: Mohamed Salad Ali on Jan 19, 2003
    State:
    Country: DK
    Comments: Waan idinku tabaruucay saxixeyga haddii xal loogu helaayo waddankeyga Somalia.
    Flag
  42. 142
    Name: Ahmed Abokar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: FR
    Comments: waxaan aad iyo aad ugu xumahay soomaalida rayidka ah oo aan hubeysneeyn oo maalin kasto lagu gumaadayo dalka hooyo waxaan leeyahay ilaah dawlad caadil ah hanoo keeno aamiin
    Flag
  43. 143
    Name: SHEKH-NUR MOHAMED on Jan 19, 2003
    State:
    Country: DK
    Comments: waxan ka soo horjeeda xasuuqa lagu hayo muslimiibta somaliyed cid kasta oo geysata kana rajeynayo in ay ka waantoobaan ku isku shegaya masuuliyiinta
    Flag
  44. 144
    Name: Cabdullahi Maxamed(Fardaxey) on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: Waan raacsanahay
    Flag
  45. 145
    Name: Yasin Siyad on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments:
    Flag
  46. 146
    Name: Abdi Yusuf on Jan 19, 2003
    State:
    Country: EG
    Comments:
    Flag
  47. 147
    Name: Osman Omar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: stop killing childrens,
    Flag
  48. 148
    Name: Abdi Yusuf on Jan 19, 2003
    State: WY
    Country: EG
    Comments: waan ku raacsanahay qabanqaabiyasha areenkaas dhabta ah
    Flag
  49. 149
    Name: Sharif Axmed on Jan 19, 2003
    State:
    Country: CA
    Comments:
    Flag
  50. 150
    Name: Cabdullahi Cabdi Farax (Sujuud) on Jan 19, 2003
    State: LA
    Country: UK
    Comments: saaxiibayaal wan idinsalaamayaa wanajiraan waxkale oo comment ah kiliya waxaan idiin kaga mahadcelinayaa dadaalka aad muujiseen waadna mahadsantihiin
    Flag

Page: « 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7 »

Sponsored links