Signatures 336 total
Page: « ‹ 1, 2, 3, 4, 5, ... 7 › »
-
51
Name: Cabdiraxman Soofe on Jan 19, 2003State:Country: NOComments: waxan ad uga soo horjeeda wax yalahas oo dhan waxana dadkayga ka codsanaya inay ilahay u noqdanFlag
-
52
Name: Dr.Hersi Hire H on Jan 19, 2003State:Country: FIComments: 1.. In cid kasta ee geysata xadgudub ka dhan ah caruurta, ardayda iyo dadka rayidka ahba la horkeeno caddaaladda. 2.. In bulshada caalamku u sameyso maxkamad caalami ah oo baarta, xukuntana dambiilayaalka dagaal ee ku xadgudbaya dadka rayidka ah, sida ku cad xeerarka caalamiga ah. Waxaan caddaynayaa: 1. In cid kasta oo sheeganeysa maamulka goobta uu xadgudub ka dhaco ay mas’uul ka tahay soo qabashada dambiilayaasha falka geysanaya. 2. In odayaasha dhaqanka, culumaaudiinka, aqoonyahannada iyo cid-kasta oo sheeganaysa mas’uuliyada bahda ay ku abtirsanayaan dadka geysanaya fal dambiyeedyada, iyagana ay ku dhaceyso mas’uuliyadda faldambiyeedyadaas. 3. In dadka iska leh hubka, qalabka, hantida iyo mas’uuliyadda ciidanka dambiga lagu galayo ay mas’uul ka yihiin falka lagu fuliyo hubkooda, qalabkooda, ciidankooda iyo hantidoodaba, lagulana xisaabtami doono. Waxaan ballan qaadayaa: In aan si dhab ah uga qeybqaato ka hortagga xadgudubyada loo geysanayo dadka rayidka ah, una huro waqti iyo hantibaFlag
-
53
Name: Ibrahim Mohamed Cali on Jan 19, 2003State: ALCountry: SOComments: wax aan si aad iyo aad ah uga xumahay xasuuqii loo geestay ardadii Soomaaliyeed waan saxiixauyaa baaqaanFlag
-
54
Name: Mohamoud Hassan on Jan 19, 2003State:Country: UKComments: Waxaan aad uga xumaadaa dilidda waxashnimo ee loo geysto dadka rayadka ah, waxayna ila tahay in la soo gaaray waqtigii ay bulshadu ku baraarugi lahayd halka lala damacsanyahay oo ah hana dhiman hana noolaan.Flag
-
55
Name: Aweis Adde on Jan 19, 2003State:Country: YEComments: Waxaan ka cabanayaa gumaadka lagu hayo maatida Soomaaliyeed.Flag
-
56
Name: Abdi Mohamed on Jan 19, 2003State:Country: DKComments: waxaan aad ugu faraxsanahay inaan taageero baaqaan kor kuxusan.waxaan aaminsanahay hadii ay isukaashadaan bulshada soomaaliyeed baaqyada noocaan ookale ah inaay waxbadan kabadali karto kuwa caadaystay laynta iyo duminta lagulakacayo bulshada iyo ubadka soomaaliyeedFlag
-
57
Name: Abdulahi Mahadale on Jan 19, 2003State: TNCountry: USComments: Waxaan cadaynayaa goob kasata oo afduub ka dhaco in ay mas'uul ka yihiin koox mas'uuliyadeeda sheeganeyso ayaduna ay mas'uulka tahay wax kasata oo shacabka halkaas ku nool loogeyso ayna kooxdaas ma'uulka tahay wax kasta oo shacabka soo gaara. ayna waajibku tahay in ay shacabka difaacaan oo ayna. haddii ay sidaa yeele waayaana in iyaga lala xisaabtamo. oo uusan gacan ku dhiigluhu yeelan qabiil iyo asxaab difaacda ee ay gacan adag uga qabtaan dhibaatada shacabka loo geysanayana looga jawaabo kii falka geystey s'uusan ugu noqon mardanbe.Flag
-
58
Name: Bashiir Haji Haji on Jan 19, 2003State:Country: NLComments: ASALAAMA CALEYKUM WAXAN ILAAH KA BARYAYA IN UU NAGA QABTO XAYAWAANADAN OO AAN DAMIIRKA LAHEEN OO U SHAQEEYA ETHOPIA. WAANA MAHADSAN TIHIIN QAASATAN DAYNIILE. BASHKA HAJIFlag
-
59
Name: BAHDA RUUNKINET MAAMULKA RUUNKINET on Jan 19, 2003State:Country: UKComments: AAD AYAAN UGA XUNNAHAY FALALKA FOOSHA XUN EE KA DHACAYA GUUD AHAAN DALKA SOMAALIYA IYO GAAR AHAAN MAGAALADA MUQDISHO. WAXAAN CODSANAYNAA IN AY BULSHADA SOOMAALIYEED QEYB LIBAAN KA QAATAAN JOOJINTA TACADIGA LAGU HAYO TAAG YARTA SOOMAALIYEEDFlag
-
60
Name: Hussen Hagi Mohamed Nur on Jan 19, 2003State:Country: SZComments: Waxaan Ilaaheey ka tuuga in arrintaas aad foosha xusub ka socoto wax laga qabto oo dhibaato fara badan ku hayso waddanka dadka ku dhaqaayo Ilaahey garab ka siyo Amiin Amiin GUUL RAJO LAGA GAAROFlag
-
61
Name: Hussen Hagi Mohamed Nur on Jan 19, 2003State:Country: SZComments: Waxaan Ilaaheey ka tuuga in arrintaas aad foosha xusub ka socoto wax laga qabto oo dhibaato fara badan ku hayso waddanka dadka ku dhaqaayo Ilaahey garab ka siyo Amiin Amiin GUUL RAJO LAGA GAAROFlag
-
62
Name: Mohamad Nuur on Jan 19, 2003State:Country: DKComments: Waxaan ballan qaadayaa: In aan si dhab ah uga qeybqaato ka hortagga xadgudubyada loo geysanayo dadka rayidka ah, una huro waqti iyo hantiba.Flag
-
63
Name: Abdirabi Sadak on Jan 19, 2003State:Country: YEComments: waxaa wax laga naxo ah ayatiinka umadeena, iyo sida xumaan oo idil loogu bareeray, balse waxaa is wey diin leh maxaa sababay arimahaan oo dhan maxaayeelay wax walba sabab beey leeyihiinFlag
-
64
Name: Abdulaziz Isaq on Jan 19, 2003State:Country: UKComments: micnaha guud waxaa xambaarsan comments kore taas ayaana qabaaFlag
-
65
Name: Maxamed Xasan Xaashi on Jan 19, 2003State:Country: SEComments: NO MORE KILLINGS!!!!!!!!!!!Flag
-
66
Name: C/laahi Maxamuud on Jan 19, 2003State:Country: KEComments: waxaaan diyara u ahay in aan ka qeyb qaatoFlag
-
67
Name: Cabdulaahi Osman on Jan 19, 2003State:Country: NOComments: waxaan balanqaadayaa in aan si dhab ah uga qeybqaato ka hortaga xadgudubyada loo geysanayo dadka rayidka ah,una huro waqti iyo hantibaFlag
-
68
Name: LIBAN MAHI MOALIN on Jan 19, 2003State:Country: SOComments: liban mahi moalinFlag
-
69
Name: Dr. Mohamed Ainan on Jan 19, 2003State:Country: CAComments: The heinous crimes committed by the Somali warlords for the better part of the last 12 years should not go unpunished. It is morally repugnant that these warlords get away with their crimes. Neighboring governments, in particular Ethiopia, who are giving moral and material support to these despotic warlords should also be brought into question. Thanks for your considerations.Flag
-
70
Name: Raage Mooge on Jan 19, 2003State:Country: DKComments: waa salaamantihiin horta aad ayaad u mahdsantihiin rayiga wanaagsan ee aad keenteen,laakiin far baa ii taagan. hada ka hore ayaa wxaa shiray JIIR oo waxay ku shireen dhibaatada ba,an ee ay ku hayso bisada balse waxaa shir isagu yimid gudiga dagdaga iyo ilaalinta xasuuqa Jiirka waxaana go,aan lagu gaaray in Bisada luqunta loo suro DAWAN ama GANBALEEL aad aya arintaas loogu sacab tumay oo saxiix badana lagu helay balse waxaa gacanta taagay Raage oo yiri horta yaa waaye ninka Luqunta u suraya, shirkii meesha ayuu ku bur buray. ok hada waxaan oran lahaa halkay ku taalaa maxkamada lakeenayo iyo yaa weeye cida soo qabanaysa danbiilhaha ilayn laandheere ayuu ka dhashayee ALLE halaga baqo un sheekada haku ekaato. by RaageFlag
-
71
Name: Shale M. Cuncun on Jan 19, 2003State:Country: DKComments:Flag
-
72
Name: Mohamed Muse Warsame on Jan 19, 2003State:Country: UKComments: asalamu calaykum waxaan aad aad uga xumahay caruurta iyo haweenka birmagaydaada oo ay laynayaan dadka cawaanta oo aan ilahay iyo bini aad inamada aqoon waxaana leeyahay ilahay ka yaabo iska dhaafa maatada.waxaas oo dhan waxaa weeye waa nabsigii casumada ka dhacay oo aan qofna loo abayelayn ee waxaan leeyahay diinta ilahay hadan u noqono oo aan isku nimaano culumadeen iyo caamadeen meel barxada oo aan ilahay barino aan ilahay unoqo markaas ilahay waxaa lagayaaba in ilahay inkaqabto masiiba inku habsatay asalamu calaykum QORE-WAALAALKIN Mohamed muse warsameFlag
-
73
Name: A/bdulaahi Warsame Halane on Jan 19, 2003State:Country: NLComments: Waxa aan aniga oo ah ninka magaciisa kor ku xusan halkanaa aan si aad ah ugu soo bandhigayaa in aan ka soo hor jeedo dhibaatad shacabka masaakiinta ee siimaaliyeed lagu hayo,nooc walba oo uu yahay,waxaa awal shacabkaas masaakiinta ah dhibaato ku hayay gaajo,cudur,waxbarasho la'aan iyada oo aduunka dhan eey ka aamuseen,sidaas darteed aniga waxaan halkaan ku cadeeynayaa in aan ka soo hor jeedo dhibka shacabkaas soomaaliyeed ee masaakiinta lagu hayo oo ah dhac,colaado isba joog ah,kufsi,iyo afduub.Flag
-
74
Name: Cabdiraxmaan Aadan on Jan 19, 2003State:Country:Comments: waad mahad santihiin waxaan ahay muwaadin somaliyeed oo dhib ku heysto qurbada wadan keyga hooyo waan imaan lahaa hadii dhibka kadhamaado CabdiraxmaanFlag
-
75
Name: Isaaq Mohamed on Jan 19, 2003State:Country: UKComments: waan ka xumahay in lagumaado maatida iyo waxgaradka aan waxba galansan ee waxaan ummadda somaliyeed ugu baaqayaa in ay iska qabtaan inta aan danta umada ka shqeyneynFlag
-
76
Name: Faahin Amin on Jan 19, 2003State:Country: CAComments: Waxaan aamin sanahay in aad saxiixan ka dhigtaan qayladhaa aadna u dirtaana aduunka oo dhan iyo waliba hogaamiyaasha beelaha,soomaalida iyo xataa war-lord's kaba.Waxaan ka loo idinka codsanayaa inaad udirtaan dhamaan ururada ka jira aduunka sida UN.AU.EU.AL.iyo xaquuqda aadamaha u dooda.marka ay ugu yaraato waxaa lag faaiidayaa in ay jiraan dad soomaaliyeed oo aan raali kaheen wax ka socda dalkooda kuna faraxsaneen ku joorkalka dadkooda iyo dalkooda.aad iyo aad baan idiinku mahad celinayaa fikirkiina toosan ee ha caajisina hiil iyo hoona waan idin ku raacsanahay waliba anoon la tashan qof iyo qabiil midna,waana gaarsiin doonaa asxaabta aan isku fikirka nahay ee aanan isku qabiilka aheen.nabada galyo.Flag
-
77
Name: Abdirizak Abdikarim on Jan 19, 2003State: NCCountry: USComments: the value of human life cann't be continuesly disregarded. the pain of our mothers, the tears of our wifes and doughters, and rivers of blood that we have turned our nation to must somehow wake us up, from a nightmare the likes of which humanity has not see before. shame, shame, shame let the silent majority speak.Flag
-
78
Name: Dalmar Xaaji Shariif on Jan 19, 2003State: IACountry: ILComments: salaan qiimo badan dhamaan waxaan diyaar u ahay in aan la dagaalo wixii dhibaato u keeni karo dhamaan bulshada waxaana rajeynaa in aan ku guulexsano intaas ayaan uga baxay. by.by.Flag
-
79
Name: Xaji Yare Faarax Xasan on Jan 19, 2003State:Country: DKComments:Flag
-
80
Name: Omar Islaw Ali on Jan 19, 2003State:Country: UKComments:Flag
-
81
Name: Yunis Jama on Jan 19, 2003State:Country: SYComments: waxaa mahad lewh ilaahay maanta awoodaan isiiyay ooo aan ku qorayo in aan qaati,dhib,walwal iyo walaal ay ku rideen dad badan oo maant asheeganayo inay yihiin dad mas `uuliin,waxaan oran lahaa waxaan alle kabaryaya inuu aalle kabaryaya inuu naga qabto ,sida ugu dhaqsah badan,in sha allaahFlag
-
82
Name: Ali Bile on Jan 19, 2003State:Country: SOComments:Flag
-
83
Name: Abdi Mohamed on Jan 19, 2003State:Country: SOComments: waan balan qadayaaFlag
-
84
Name: Hussein Boor on Jan 19, 2003State:Country: FIComments:Flag
-
85
Name: Mohamed Yusuf on Jan 19, 2003State:Country: SOComments:Flag
-
86
Name: INJ.CABDULAKDIREX MOHAMUD MOHAMED on Jan 19, 2003State:Country: INComments: Waxaan aad iyo aad ugu xumahay kuwa caadeystay wax ka haleynta dan-yarta Somaliyeed ee aan hubeesneen ee aaminsan in aan wax laga tareyn aygoo isleh waxaa tahiin laan dheer kuwaas oo aan aaminsahay in ay ku shaqeystaan kuwa hor booda Siyaasadda ku dhisan hadii aanan wax noqon wax yeesan hagaagin ilaansanna berito in ay jirto oo xisaab imaan-doono ABDULKADIREXFlag
-
87
Name: Mohamud Mohamed on Jan 19, 2003State: MACountry: USComments: I fully support this petition, which is proposing the impeachment of human rights violators in my country - Somalia. In addition, I support the creation of international court, like the tribunals established for former Yuguslavia and Rwnada Genocide, for the arrest and impeachment of criminals who committed material breaches against the international human rights law and Geneva Conventions.Flag
-
88
Name: INJ.CABDULAKDIREX MOHAMUD MOHAMED on Jan 19, 2003State:Country: INComments: Waxaan aad iyo aad ugu xumahay kuwa caadeystay wax ka haleynta dan-yarta Somaliyeed ee aan hubeesneen ee aaminsan in aan wax laga tareyn aygoo isleh waxaa tahiin laan dheer kuwaas oo aan aaminsahay in ay ku shaqeystaan kuwa hor booda Siyaasadda ku dhisan hadii aanan wax noqon wax yeesan hagaagin ilaansanna berito in ay jirto oo xisaab imaan-doono ABDULKADIREXFlag
-
89
Name: Abshir Abdisalam Khalif on Jan 19, 2003State:Country: SEComments: Asalaamu Caleykum,waxaan kaxunahay waxa ay dadkayagii iyo dalkayagiiba ay ku hayaan Burcada hubaysan oo ay ku qaraab taan Dagaal oogashaasha iyo wixii wax lacuna oo dhan.Flag
-
90
Name: Hassan Haji-Abdirahman on Jan 19, 2003State: IDCountry: CAComments:Flag
-
91
Name: Hassan Haji-Abdirahman on Jan 19, 2003State: IDCountry: CAComments:Flag
-
92
Name: Abshir Abdisalam Khalif on Jan 19, 2003State:Country: SEComments: Asalaamu Caleykum,waxaan kaxunahay waxa ay dadkayagii iyo dalkayagiiba ay ku hayaan Burcada hubaysan oo ay ku qaraab taan Dagaal oogashaasha iyo wixii wax lacuna oo dhan.Flag
-
93
Name: Abdalla Ali on Jan 19, 2003State:Country: NOComments: we need a somali strong state..to confront the Ethiopian aggreesion and its garbage warlords.. long live great somali-natoin(somali-weyn).. down..down..down..TPLFand its warlords...aamiin.. as as sepertists: Habar-cigaal land(an ethiopian made product). amali,oslo,norway.Flag
-
94
Name: Hassan Mohamed Juun on Jan 19, 2003State: WYCountry: DEComments:Flag
-
95
Name: Axmed Guntiyare on Jan 19, 2003State: OHCountry: USComments:Flag
-
96
Name: Mohamed Dhuub on Jan 19, 2003State:Country: DKComments:Flag
-
97
Name: Abdikarim Abdi on Jan 19, 2003State:Country: SEComments: anigoo ah abdikarim mohamed abdi waxaan saxiixayaa cabashadaan kor ku xusan taas oo ku saabsan meel ka dhaca xaquuqda ka jirta somalia sida dilka,afduubka,kufsiga,dhaca iyo ku tacadiga shacabka somaliyeedFlag
-
98
Name: Mohamed Abdirizak Mire on Jan 19, 2003State:Country: EGComments: Dhibaatooyinka markasta ka dhaca dalka Soomaaliya ee walaalahay kor ku xuseen, waxaan masuuliyadeeda korka ka saarayaa cida deegaan ahaan iska leh, meesha ay kadhacaan maalin kasta. Ayagaa masuul ka ah, lagana rabaa in ay xaliyaan, kana hortagaan wax alaale wixii xun, oo bulshada saamayn weyn ky yeelanaya, sida xasuuqii ardayda ee maalintii dhawayd dhacay. Waxaan walalahayga Soomalida ay ka codsanayaa in inta ay isku yimaadaan, xaliyaan kana hortagaan dhibaatooyinka ka dhacaya deegaanadooda. Markii Gobal kasta amaankiisa la sugo, ayaan isku imaan karnaa, calankiina kor u taagi karnaa. Walaalkiin, MohamedFlag
-
99
Name: Xasan Nour on Jan 19, 2003State:Country: SOComments: wa dhibaatada keenay yaa ahaheeda ah yaa se loo ga dacwoowaa war hadii runta laysu sheegin wax hagaagaya ee arinta nin walba meesha uu ku dhashay hatagoFlag
-
100
Name: Jamal Dhimbil on Jan 19, 2003State: CTCountry: SOComments: waxaan balan qaadayaa inaan si dhab ah uga qeybqaatoxadgudubkaloo geysanayo maatada iyo caruurta aan waxba galabsan una huro waqti iyo maalbaFlag