Powered by iPetitions - Start your online petition now

Signatures 337 total

Page: 1, 2, 3, 4, ... 7 »

  1. 1
    Name: Abdulkadir Warsame on Jan 18, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: waa aan taageerayaa in laga soo horjeesto dulmiga
    Flag
  2. 2
    Name: Deeqa Jaamac on Jan 18, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: Waxaan taageersanahay in meel looga soo wada jeesto dulimga lagu hayo ummadda soomaaliyeed
    Flag
  3. 3
    Name: Abdul Omar on Jan 18, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: waan taageerayaa in la xoojiyo tallaabadan billowga ah
    Flag
  4. 4
    Name: Said Ahmed on Jan 18, 2003
    State:
    Country: CA
    Comments:
    Flag
  5. 5
    Name: Bile Ali on Jan 18, 2003
    State: TN
    Country: US
    Comments: Waxaan soo jeedinlahaa in la sameeyo urur ka madax banaan qabiil, oo kulmiya Aqoonyaanka iyo waxgaradka Somaaliyeed.
    Flag
  6. 6
    Name: Abdilaziz Mohamed_ibrahim on Jan 18, 2003
    State:
    Country: DK
    Comments: waxan u codena in la dhafo gumadka matada somaliyed gud ahan, wadankana lo so celsho qaranimo u xaq u leyahey,,..
    Flag
  7. 7
    Name: Mr Abdullahi Nur Osman on Jan 18, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: anigaa ah saxiixaha cabashada kana soo horjeeda dila iyo dhaca lagu hayo shacabka soomaaliyeed in maxkamad la horkeeno cidii ka danbeysa
    Flag
  8. 8
    Name: Ali Digale on Jan 18, 2003
    State:
    Country: CV
    Comments: waxaan ka xunahay dhibaatada lagu hayo masaakiinta
    Flag
  9. 9
    Name: Ali Digale on Jan 18, 2003
    State: ND
    Country: DJ
    Comments: waxaan ka xunahay dhibaatada lagu hayo masaakiinta
    Flag
  10. 10
    Name: Abshir Mohamed on Jan 19, 2003
    State: TN
    Country: CA
    Comments: Caloolshooda u shaqaystayaasha xabashida kabaha u qaada oo gobanimadii somalia 1960 kii loo soo halgamay siistay shilimada maray noqotoba insha alllah maxkamad abaalkooda marisa baa lasoo is taajinayaa.
    Flag
  11. 11
    Name: Abdullaahi Ali on Jan 19, 2003
    State: MN
    Country: US
    Comments: waxaan ku talin lahaa inaan arrintaan looga harin si humaag ah cid kasta oo fal danbiyeedyada soomaaliya horay uga dhacay iyo kuwa hadda kaddib dhiciddoona ciddii iska lel farta lagu fiiqaa aydoo an qaraabo iyo wax kale oo xiriir ah an la tixgelin.
    Flag
  12. 12
    Name: Abdisalan Mahamed on Jan 19, 2003
    State: SC
    Country: SO
    Comments: waxaan diyaar u ahay in aan la dagaalamo dhamaan wixii u keeni kara bulsahda xasilooni daro
    Flag
  13. 13
    Name: Ahmed Dalmar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NL
    Comments: waxaaan caddaynayaa inaan qabo qodobaddii kor lagu soo xusay islamarkaana ay waajib tahay in laga hortago cid allaale cidii mas'uul ka'ah falaalkaas naxdinta leh.
    Flag
  14. 14
    Name: Ahmed Dalmar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NL
    Comments: waxaaan caddaynayaa inaan qabo qodobaddii kor lagu soo xusay islamarkaana ay waajib tahay in laga hortago cid allaale cidii mas'uul ka'ah falaalkaas naxdinta leh.
    Flag
  15. 15
    Name: Mohamed Hashi Moalin on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments: waxaan aaminsanahay oo aan ayidsanahay bayaanka kor ku qeexan oo soo kudbiyeen dadweynaha soo maaliyeed ee la dhibaateeyay.
    Flag
  16. 16
    Name: Bashir Abdi Dahir on Jan 19, 2003
    State:
    Country: FI
    Comments: Peace for all.One human race in one world.
    Flag
  17. 17
    Name: Ismail Ali Goliyeet on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: Waxaan ka soo horjeednaa xasuuqa joogtada ah oo loo geysto ummada somaaliyeed guud ahaan ardada dugsiyada dhigata oo an waxba galabsan.Waxaan soo jeedinayaa in si deg deg ah wax looga qabto arrintaan murugada leh ee joogtada ku noqatay bulshada Somaaliyeed oo xasuuqa loo geysto dadka maatida ah oo aan waxba galabsan.Ugu dambeyntii waxaan diyaar u ahay wax kastoo arrintaas wax looga qaban karo. Wa bilaahi tawfiiq. Ismail
    Flag
  18. 18
    Name: Mohaiden Sheikh Ahmed on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SO
    Comments: Somaaliya ilaahey ha u keeno dowlad cadalad ah oo ku maamusha sida diinteenu na fareyso
    Flag
  19. 19
    Name: Abdiaziz Elmi Yusuf on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments:
    Flag
  20. 20
    Name: Ahmed Barud on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments:
    Flag
  21. 21
    Name: Ahmed Shekh Ali on Jan 19, 2003
    State: NY
    Country: SE
    Comments: Waxaan aad uga xumahay in wax loo geysto cidwalbo aan waxba galbsan maxaa yeelay ilaahey ma ogalo dulmiga loo geysanaayo cid aan wax galbsan hadaba ha ogaadaan cidwlbo oo wax geysato in maalin uun lala xisaabtamidoono
    Flag
  22. 22
    Name: Abdisalam Ali on Jan 19, 2003
    State:
    Country: KE
    Comments: waan saxiix
    Flag
  23. 23
    Name: Mubarak C/raxman Nur on Jan 19, 2003
    State: WA
    Country: UK
    Comments: aad ayaan uga xu mahay waxa ka socda maalmahaan magaalada xamar,waxaana ku talin lahaa in maxkamadihii islaamiga ahaa lasoo celiyo,jihaad xaq ah weeye ee halala jihaado mooryaanta iyo itoobiyaankaba iyo wixii lasoda ee uu ugu horeeyo c/laahi yuusuf iyo ina caydiid.Waxa soomaaliya kasocda waqtigan lajoogana itoobiyaa kadanbaysa laba calina is kuma khilaafsana.waad mahadsantihiin
    Flag
  24. 24
    Name: Abdikariin Cali Yare Qoryooley on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: waan ka soo horjeednaa dadka ku kaca waxyaabaha xumaanta caadaystay ilaahna dadka ha ka qabto aamiin aamiin
    Flag
  25. 25
    Name: Mohamed Dubad on Jan 19, 2003
    State: CO
    Country: SE
    Comments:
    Flag
  26. 26
    Name: Mohammed Khaliif on Jan 19, 2003
    State: LA
    Country: UK
    Comments: waxaan taageersanahay baaqan
    Flag
  27. 27
    Name: Abdulahi Mohamed Hashi on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments: mar hore ayaa loobaahnaa in looguntado talaabo laga qaado kuwa caadeystey gumaadka danyarta soomaaliyeed iyo xad gudubka aan loo aabo yeelin waxaaan leeyahey hawaaarto cadaalada iyo xaqa
    Flag
  28. 28
    Name: Osman Ali on Jan 19, 2003
    State: OH
    Country: US
    Comments: Gacmo wada goyn bay wax ku gooyaan aan iskaashanno.
    Flag
  29. 29
    Name: Daahir Cumar Caraale on Jan 19, 2003
    State: WY
    Country: SE
    Comments: Anigoo ah Daahir Cumar Caraale waxaan si aad ah uga soo horjeedaa dilka dhaca kufsiga iyo dadka loo bixiyey looma ooyaanka oo ah dadka aanan hubeysneyn
    Flag
  30. 30
    Name: Nuur Abshir Osman on Jan 19, 2003
    State: CT
    Country: US
    Comments: waa indagalka lajoojiyaa oo lawad hadlaa sidaas iyo nabd galyo
    Flag
  31. 31
    Name: Aadam Abdiqaadir on Jan 19, 2003
    State:
    Country: DK
    Comments:
    Flag
  32. 32
    Name: Garane Shabeel on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments:
    Flag
  33. 33
    Name: Musa Yusuf on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: Fadlan dadka hala daayo dhibaatada ILAAHAYNA hala baqo
    Flag
  34. 34
    Name: Ali Omar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: DJ
    Comments: enough is enough
    Flag
  35. 35
    Name: Yasin Geelle on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NL
    Comments: waxaan ka soo horjeeda sida xun oo looxasuuqayo dadka rayidka ah.
    Flag
  36. 36
    Name: A/Kader Ebar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: KW
    Comments: Waan waafaqsanahay dhammaan qodobada kor ku qoran,diyaarna waxan u ahay ka qaybqaadashada hirgelintooda. Ebar
    Flag
  37. 37
    Name: Dahir Qasim on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments:
    Flag
  38. 38
    Name: Abdulkadir Haidar on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NL
    Comments:
    Flag
  39. 39
    Name: Jama Abdi on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments:
    Flag
  40. 40
    Name: Aweys Ahmed on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments: Tan taageerid mooye faallo kale ma leh
    Flag
  41. 41
    Name: Ibrahim Hassan on Jan 19, 2003
    State: KS
    Country: NL
    Comments:
    Flag
  42. 42
    Name: Mohamed Aadan on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SO
    Comments: thanks
    Flag
  43. 43
    Name: C/laahi Axmed Sh Xassan Black on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments: waa talaabo loo baahan yahay sida ay ila tahay uu qof walba ka qeyb galo
    Flag
  44. 44
    Name: Duran Farah on Jan 19, 2003
    State:
    Country: UK
    Comments: Waxaan ka rajeynayaa in uusan baaqu ku baabi'in qoraalka uune loo badal wax qabad lana hirgaliyo
    Flag
  45. 45
    Name: Abdi Fitah Abdi Shakur on Jan 19, 2003
    State: AL
    Country: SO
    Comments: waxaan saxiixayaa in aan ka soo herjeedo arintaa
    Flag
  46. 46
    Name: Iikar Abdikadir on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments: waa in dadka somalida ay fahman waxa u dan ah,oo ay iska qabtan qa-qablayasha. qabilka waa been hal fahmo, waxay kuu imanayn marka lacag la rabo.
    Flag
  47. 47
    Name: Mohyadin Ali on Jan 19, 2003
    State:
    Country: AU
    Comments: I am against unjustice happing every part of somalia and how the people tread particularly warloads to the soft targeted people like children and women.
    Flag
  48. 48
    Name: Maxamud Xassan on Jan 19, 2003
    State:
    Country: SE
    Comments: In aan si dhab ah uga qeybqaato ka hortagga xadgudubyada loo geysanayo dadka rayidka ah, una huro waqti iyo hantiba. Insha allah Ilaahey kheyrka ha nawaa fajiya!
    Flag
  49. 49
    Name: Abdi Aziz Abdullaji on Jan 19, 2003
    State: AL
    Country: SO
    Comments: waxaan saxiixayaa in aan ka soo herjeedo arintaa
    Flag
  50. 50
    Name: Cabdiraxman Soofe on Jan 19, 2003
    State:
    Country: NO
    Comments: waxan ad uga soo horjeeda wax yalahas oo dhan waxana dadkayga ka codsanaya inay ilahay u noqdan
    Flag

Page: 1, 2, 3, 4, ... 7 »

Sponsored links